D059BBCC-C5D8-44DD-92EF-5748A086DABD.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Tababar usoo xiray Agaasimayaasha Dowladda(Sawirro)

Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Xasan Shire Cabdi ayaa Tababar usoo Xiray Agaasimayaasha Dawladda. Tababarkan loo qabtay Agaasimayaasha Guud iyo Agaasimayaasha Maamulka ayaa waxa soo qaban qaabiyay Madaxda Hanti Dhawrka Guud ee Puntland. Soo afmeerida tababarkan waxaa ka soo qayb galay Wasiirka Maaliyadda,Gudoomiyaha Hanti Dhawrka Guud iyo Xisaabiyaha guud ee Dawladda. Mudadii uu socday tababarkan, Xisaabiyaha […]

4DA73B6B-4D35-4C48-95D0-7FB59CDF0B8E.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo kulan la qaatay Saraakiisha Ciidanka Daraawiishta gobolka Cayn(Sawirro)

Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa kulan la qaatay Saraakiisha Ciidamada Darawiishta Gobolka Cayn Kulankan Wasiirku la yeeshay saraakiisha ayaa waxaa ka qayb galay Agaasimaha Guuud ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Agaasimaha Waxaada Miisaaniyada. Wasiirka Maaliyadda ayaa Saraakiishu usoo gudbiyeen sida Mushaharaada ay uhelaan Ciidamada ku sugan aaga Gobolka Cayn iyo baahiyaha ay […]

32F82322-C5FD-4690-954D-321B64F00B4C.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo kulan la qaatay madaxda W/Howlaha guud,Ciidanka Taraafikada iyo xubo kale(Sawirro)

Wasiirka Wasaardada Maaliyadda Dawladda Puntland Xasan Shire Cabdi ayaa kulan la qaatay Masuuliyiinta Wasaaradda Hawlaha Guud,Ciidamada Taraafika Ciidamada Turbataariyada iyo shirkadaha qaabilsan istiikarada iyo taarikada. Shirkan ayaa ka dhacay Xarunta Wasaaradda Maaliyaada ee Garoowe waxaana kasoo qayb galay Wasiirku xigeenka Maaliyadda,Wasiiru dawlaha Maaliyadda,iyo Agaasimaha Guuud. kulan kaasi intii uu socday ayaa looga wada hadlay dhibaatooyinka […]

63ECA5C4-DB9B-4F5C-B8FE-B9BD5F9B8C04.jpg

Madaxda World Bank oo Tababar siiyay Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda Puntland(Sawirro)

Madaxada Bangiga adduunka ayaa tababar siiyay shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda dowladda Puntland. Tababarkan loo qabtay shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda ayaa ka dhacay Hoolka shirarka Wasaaradda Maaliyadda ee magaalada Garoowe. Furitaankii tababarkan,waxaa ka soo qayb galay Wasiiru dawlaha Maaliyadda ,Xisaabiyaha guud ee Dawladda, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Madaxa tababarada iyo Madaxda wold bank qaybo ka mid ah. Tababarkan […]

92D20992-59F1-468E-A1BD-866E3036EC0F.jpg

Wasiir Kuxigeenka Dakhliga W/Maaliyadda Puntland iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Gaalkcyo(Sawirro

Wafti uu Hogaaminaayo Wasiir ku xigeenka dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Yaasiin Ibraahim Ciise (Darmaan) ayaa booqasho ku yimi Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Booqashadan Wasiir ku Xigeenka dakhliga waxaa ku weheliyay Agaasime ku xigeenka guud ee dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Xasan Cali Samatar iyo Agaasimaha waxaada Furdooyinka Siciid Axmed Fagaase. Masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda ayaa ka yimi […]

1ACDC997-6B2B-4D06-A078-3C0B629DD04C.jpg

Madaxda W/Maaliyadda oo kulan la qaatay Madaxda W/Waxbarashada iyo Shaqada & Shaqaalaha(Sawirro)

Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa la kulmay madaxda,Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha iyo Wasaaradda Wax barashada. Kulankaan ayaa ka dhacay Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha waxana uu ahaa kulan sadax geesood ah loogana hadlay wax yaabo badan Intii kulan kaasi socday ayaa diirada lagu saaray shaqaalaha Dawladda ee faraha diwaangalinta laga qaaday ay noqon doonaan […]

712B91CD-76BA-4DC9-9193-5DF109753F2B.jpg

Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Baarlamaanka horgeeyay Miisaaniyadda 2019(Sawirro)

Madaxda Wasaaradda Maaliyadda ee ka qayb galay gud binta Miisaaniyada waxaa ka mid ahaa Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda,Wasiirku xigeenka Maaliyadda,Xisaabiyaha Guud,Agaasimaha Guud, Agaasimaha Waaxda Miisaaniyada iyo masuuliyiinkale oo ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda. Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka Puntland C/xakiin Maxamed Axmed (Dhoobodaarood) ayaa Golaha Baarlamaanka usheegay in Madaxda Wasaaradda Maaliyaddu ay Golaha horkeeneen Miisaaniyada 2019. Wasiirka Maaaliyadda Puntland […]

172A454B-3AED-487B-8BA9-7D9A5A01B913.jpg

Garoowe: Tababar loo soo xiray Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda Puntland(Sawirro)

Shaqaalaha Tababarkan loo soo xiray ayaa ka tirsan Waaxyaha ay ka mid yihiin, Miisaaniyada,Dakhliga iyo Xisaabaadka waxana ay mudo shan cisho ah qaadanaayeen casharo la xiriiray saadaalinta Miisaaniyada. Soo afmeeridii tababarkan waxaa ka soo qayb galay Agaasime guud ku xigeenka Maamulka Wasaaradda Cismaan Buux cali, Agaasimaha waxaada tababarada C/qaadir Cali Ismaaciil iyo C/qaadir Axmed xashi […]

59436C1B-8BE5-4DB6-BF99-2A492A5B0AD6.jpg

Madaxweynaha Puntland oo maanta booqday Xarunta Wasaaradda Maaliyadda ee Garoowe(Sawirro)

Madaxwaynaha Dawladda Puntland Mudane Dr Siciid Cabdulaahi Deni ayaa maanta booqasho ku yimi Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Garoowe. Madaxwaynaha waxaa Wasaaradda Maaliyadda ku soo dhoweeyay Madaxda Wasaaradda Maaliyadda ee hormuud ka u yaahay Wasiirka Maaliyadda Xasan Shire Cabdi. Kulan saacado qaatay oo ay wada yeesheen Madaxwaynaha Dawladda Puntland iyo madaxda Wasaaradda ayaa looga wada hadlay wax […]