IMG-20171102-WA0030.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Kormeeray Dekeda Boosaaso oo Xilli Habeen ah shaqo ka socoto(Sawirro)

Wasiirka Maaliyadda Puntland Mudane Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa booqday Dekeda magaalada Boosaaso oo maalmo kooban hakad gashay ,waxaana ka socotay shaqadii ay bulshada u qaban jirtay. Mudane Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa kormeerkiisa ,waxaa ku weheliyey Wasiir kuxigeenka Dekedaha,maamulka gobolka Bari,ganacsato iyo xubno kale. Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Saxaafadda kula hadlay gudaha dekeda ayaa sheegay in […]

IMG_1766.jpg

Madaxda Laba Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo booqday xarunta Wasaaradda Maaliyadda Puntland[Sawirro]

Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 26/10/2017 kormeer indha indheyn ah ku tagey xarunta Wasaaradda Maaliyadda Puntland ku leedahay magaalada Garowe Madaxda labada aqal ee Baarlamaanka Dowlada Federalka Soomaaliya, Gudoomiyaha Baarlamanka Puntland iyo Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas). Masuuliyiinta ugu sareysa Dowladda Puntland iyo Madaxda Baarlamanka Soomaaliya ayaa mid mid u dul […]

22448539_2010394165861328_4577277024906072981_n.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Booqday Xafiiska Tayo dhowrka Cuntada iyo Daawada ee Boosaaso(Sawirro)

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa booqday xarunta Tayo dhowrka cuntada iyo daawada ee Boosaaso. Waxaa ku weheliyey booqashadiisa,Wasiir dowlaha Maaliyadda,Xisaabiyaha guud,Agaasimaha Madaxtooyada Puntland iyo xubno kale oo ka tirsan W/Maaliyadda Puntland. Mudane Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa warbixin ka dhageystay mas’uuliyiinta booqday xarunta Tayo dhowrka cuntada iyo daawada ee […]

1P8A4305.jpg

Wasaaradda Maaliyadda Puntland Iyo Bangiga Boosaaso oo gubay maanta Boqolaal milyan oo Shilling Soomaali ah(Sawirro)

Wasiirka Maaliyadda Puntland Mudane Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa maanta ka dhawaajiyey iney ka Wasaarada ahaan ku dadaalayaan iney la dagaalamayaan lacagta faalsada ah ee lasoo gelinayo Puntland. Mudane Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa hadalkiisan uu yimid kaddib markii maanta bannaanka Boosaaso lagu gubay lacag faalso ah taasoo lagu qabtay Kontaroolka Boosaaso,halka Bangiga iyo Wasaaradduna iska kaashadeen […]

22089919_2002783273289084_7270665405512474282_n.jpg

Madaxda Wasaaradda Maaliyadda oo Bangiga dhexe kusoo dhaweeyey Wasiirka Maaliyadda Jubbaland(Sawirro)

Wasiir ku Xigeenka Maaliyadda Dawaladda Puntland Cabdi Salaam Bashiir Cabdi Salaam, Gudoomiye kuxigeenk Bangiga Maxamed Siciid Hogaamo,Xisaabiye ku xigeenka Guud ee Dawladda Puntland Xasan Cali ayaa Bangiga dhexe ee Dawladda Puntland ku soo dhoweeyay Wasiirka Maaliyadda Jubaland C/rishiid Shire oo soo booqday Bangiga Dhexe ee Puntland. Wasiirka Maaliyadd Jubaland intii uu ku sugnaa Bangiga Dhexe […]

21768289_2002200423347369_3886333637923557786_n.jpg

Shirka Mideynta Cashuuraha oo maanta lagu soo gabagabeeyey magaalada Garoowe(Sawirro)

Shirkii ay martigelisay dowladda Puntland gaar ahaana Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo u dhaxeeyey Wasaaradda Maaliyadda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada dalka ayaa lagu soo gabagabeeyey magaalada Garoowe. Shirka ayaa looga hadlay dhaqaalaha dalka iyo mideynta cashuuraha guud ee Soomaaliya ,waxaana ka qeybgalay Wasiirka Maaliyadda dowladda Federaalka,Wasiirka Maaliyadda Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe oo martigeliyey,Galmudug,Hirshabelle,Koonfur galbeed iyo […]

22007798_2001770640057014_3791600773008630767_n-1.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Garoowe Kusoo dhaweeyey dhigiisa Maaliyadda ee Federaalka iyo Maamulada dalka[Sawirro]

Wasiirka Maaliyadda Puntland Mudane Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa maanta kusoo dhaweeyey magaalada Garoowe Wasiirka Maaliyadda Federaalka Cabdiraxmaan Beyle iyo wafti uu hoggaaminayo. Wafdiga Wasiirka Maaliyadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Beyle ayaa waftigiisa waxaa kamid ahaa qaar kamid ah Wasiirada Maaliyadda ee maamulada Jubbaland,Galmudug iyo Koonfur Galbeed. Wasiirka Maaliyadda Puntland Mudane Cabdullaahi Siciid Carshe ,Wasiir Kuxigeenka Cabdisalaan […]

13-4.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland Cabdullaahi Carshe oo maanta booqday Airpor-ka Boosaaso[Sawirro]

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe iyo madax ka tirsan Wasaaradda uu hoggaaminayey ayaa maanta booqday garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso. Mudane Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa waxaa kamid ahaa xubnaha ku weheliyey booqashadiisa Wasiir Kuxigeenka dakhliga,Wasiir dowlaha,Agaasimaha guud,Xisaabiyaha,Xoghayaha guud iyo xubno kale. Wasiirka Maaliyadda Puntland ayaa kormeeray qeybaha uu ka kooban yahay garoonka diyaaradaha […]

22046049_2000805646820180_6938228414193147849_n.jpg

Wafti ka socda Wasaaradda Maaliyadda Federaalka iyo maamulada dalka oo soo gaaray Garoowe(Sawirro)

Wafti ballaaran oo ka socday Wasaaradda Maaliyadda Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada dalka ayaa maanta soo gaaray magaalada Garoowe. Waftigan oo kasoo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe ayaa la kulmay soo dhaweyn ballaaran. Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Puntland Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan iyo Agaasimaha Cashuuraha Berriga Cali Farxaan iyo madax ka tirsan Bangiga Adduunka ayaa waftigan […]

1P8A2952.jpg

Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Puntland Cabdisalaan Bashiir oo gaaray degmada Waaciye [Sawirro]

Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Puntland Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan oo ka ambabaxay magaalada Boosaaso oo howlo shaqo u joogay ayaa tagay magaalada Waaciye ee gobolka Karkaar. Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Puntland Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan ayaa degmada Waaciye ee gobolka Karkaar markii uu gaaray booqday kaga qeybgalay kulan ka dhacay Isbitaalka degmada. Isbitaalka degmada ayaa waxaa ka socday shir […]