GAROOWE – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Maxamed Baarri Shire iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Mudane Maxamed Maxamuud Ciise, ayaa maanta shir guddoomiyey fadhiga 14-aad ee Kalfadhiga 55-aad ee Golaha Wakiillada Puntland. Fadhigan ayaa lagu falanqeeyey la xisaabtanka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland, iyadoo uu shirku ku […]
GAROOWE –Â Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda ayaa maanta hor tegey Gollaha Baarlamaanka Dowladda Puntland. La soco Faah-faahinta!
QARDHO – Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo hawlo shaqo u joogay magaalada Qardho ayaa dhagax dhigay dhismaha xarunta Bangiga Dowladda Laanta Qardho. Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud iyo mas’uuliyiinta Bankiga Dowladda ayaa ka qaybgalay dhagax dhiga dhismaha Bangiga. Xukuumadda uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni ayaa […]
BOOSAASO – Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa kor u qaaday u adeegida ganacsatada Puntland ee badeecadaha kala soodega kana dhoofiya Dekadda Boosaaso. Kor u qaadida shaqooyinkan ay qabtaan shaqaalaha Wasaaraddu ee cashuurista badeecadaha ayaa timid ka dib markii ay Dekeda si xoogan ay u imaanayaan Doonyaha iyo maraakiibta wada badeecado kala duwan una baahan in […]
GAROOWE – Guddiga Goobta Shaqada ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa waxa hor yimid Mas’uuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ee Gobolka Sool. Axmed Jaamac Jowle Agaasimaha guud Wasaaradda Maaliyadda ayaa Shir guddoomiyey kulanka. Guddiga ayaa Xisaabiyaha gobalka Sool, Maamulaha Cashuuraha Berriga, Maamulaha kastamyada iyo Khasnajiga Gobolka su’laalo ka waydiiyey Xogtii horay Hanti-dhowrka guduhu la soo wadaagay […]
GAROOWE – Mas’uuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda gobalka Nugaal ayaa maanta hor yimid Guddiga goobta shaqada ee Wasaaradda Maaliyadda si wax looga weydiiyo khaladaadka dakhliga ee Hanti-dhowrka guduhu kasoo saaray gobalka Nugaal. Shirka waxaa guddoomiyey Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda ahna Guddoomiyaha Guddiga Mudane Axmed Jaamac Jowle. Xisaabiyaha Gobalka Nugaal, Xisaabiye Ku-xigeenka, Maamulaha cashuuraha Berriga, Maamulaha Kastamka […]
GAROOWE –Â Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa Shir guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Dowladda Puntland. Golaha oo la hor geeyey Miisaaniyadda Dowladda oo ay Wasaaradda Maaliyaddu soo gudbiysay ayaa Goluhu si wayn usoo akhriyeen miisaaniyadda 2025 oo dhan $466,840,762. Waxaa […]
GAROOWE – Kuxigeenka Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Puntland Mudane Cali Jaamac Gaashaan ahna Kusimaha Xisaabiyaha ayaa kulan la yeeshay mas’uuliyiinta iyo shaqaaalaha Xafiiska xisaabaadka guud. Kulanka ayaa lagu qabtay xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda, waxaana looga hadlay Dardargalinta nidaamka xisaabaadka dowladda Puntland, adkaynta iyo horumarinta nidaamka xisaabaadka ee hay’adaha dowlada. Ugu dambayn, Cali Jaamac Gaashaan […]
GAROOWE – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud ayaa shir guddoomiyey kulanka horumarinta shaqada Wasaaradda Maaliyadda oo lagu qabtay xarunta dhexe ee Wasaarada. Kulanka Wasiirka waxaa ku weheliyey Wasiirudowlaha Wasaaradda,Wasiirku xigeenka Wasaaradda, Wasiirku xigeenka dakhliga, Agaasimaha guud ee Wasaaradda, Agaasime guud ku-xigeenka Maamulka, Agaasime guud ku-xigeenka Dakhliga, ku-xigeenka Xisaabiyaha Guud ee Dowladda […]
GAROOWE – Madasha la latashiga Dadwayanaha ee Miisaaniyadda Dowladda Puntland 2025 ayaa ka furmay hoolka shirarka ee Martisoor Hotel Garoowe. Kulankan waxaa ka qayb galay Madaxda Wasaaradda Maaliyadda oo uu Hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland iyo bulshada Rayidka ah qaybaheeda kala duwan. Baahintii Xafiiska Wacyi-gelinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland