
Madasha la Tashiga Dadweynaha ee Miisaaniyadda Dowladda Puntland 2025 oo ka furay Garoowe[Sawirro]
GAROOWE – Madasha la latashiga Dadwayanaha ee Miisaaniyadda Dowladda Puntland 2025 ayaa ka furmay hoolka shirarka ee Martisoor Hotel Garoowe.
Kulankan waxaa ka qayb galay Madaxda Wasaaradda Maaliyadda oo uu Hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland iyo bulshada Rayidka ah qaybaheeda kala duwan.
Baahintii
Xafiiska Wacyi-gelinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda
Dowladda Puntland
















































































































![Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Tababar usoo xiray Ciidanka Ilaalada Cashuuraha gobolka Nugaal[Sawirro]](https://mof.pl.so/wp-content/uploads/2024/10/IMG_2239-1-150x150.jpeg)
![Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo Shir Guddoomiyay Kulanka Horumarinta Shaqada Wasaaradda[Sawirro]](https://mof.pl.so/wp-content/uploads/2024/11/IMG_2523-1-150x150.jpeg)

