712B91CD-76BA-4DC9-9193-5DF109753F2B.jpg

Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Baarlamaanka horgeeyay Miisaaniyadda 2019(Sawirro)

Madaxda Wasaaradda Maaliyadda ee ka qayb galay gud binta Miisaaniyada waxaa ka mid ahaa Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda,Wasiirku xigeenka Maaliyadda,Xisaabiyaha Guud,Agaasimaha Guud, Agaasimaha Waaxda Miisaaniyada iyo masuuliyiinkale oo ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda. Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka Puntland C/xakiin Maxamed Axmed (Dhoobodaarood) ayaa Golaha Baarlamaanka usheegay in Madaxda Wasaaradda Maaliyaddu ay Golaha horkeeneen Miisaaniyada 2019. Wasiirka Maaaliyadda Puntland […]

172A454B-3AED-487B-8BA9-7D9A5A01B913.jpg

Garoowe: Tababar loo soo xiray Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda Puntland(Sawirro)

Shaqaalaha Tababarkan loo soo xiray ayaa ka tirsan Waaxyaha ay ka mid yihiin, Miisaaniyada,Dakhliga iyo Xisaabaadka waxana ay mudo shan cisho ah qaadanaayeen casharo la xiriiray saadaalinta Miisaaniyada. Soo afmeeridii tababarkan waxaa ka soo qayb galay Agaasime guud ku xigeenka Maamulka Wasaaradda Cismaan Buux cali, Agaasimaha waxaada tababarada C/qaadir Cali Ismaaciil iyo C/qaadir Axmed xashi […]

59436C1B-8BE5-4DB6-BF99-2A492A5B0AD6.jpg

Madaxweynaha Puntland oo maanta booqday Xarunta Wasaaradda Maaliyadda ee Garoowe(Sawirro)

Madaxwaynaha Dawladda Puntland Mudane Dr Siciid Cabdulaahi Deni ayaa maanta booqasho ku yimi Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Garoowe. Madaxwaynaha waxaa Wasaaradda Maaliyadda ku soo dhoweeyay Madaxda Wasaaradda Maaliyadda ee hormuud ka u yaahay Wasiirka Maaliyadda Xasan Shire Cabdi. Kulan saacado qaatay oo ay wada yeesheen Madaxwaynaha Dawladda Puntland iyo madaxda Wasaaradda ayaa looga wada hadlay wax […]

2733A817-5687-485E-9CB5-DD084752C85C.jpg

Garoowe: Tababar loo qabtay Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda Puntland(Sawirro)

Tababarkan ayaa loo qabtay shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda Puntland kana hawlgala Gobolada ay xarumaha ku leedahay Wasaaraddu. Daahfurkii tababarkan waxaa ka soo qayb galay Wasiir ku xigeenka Maaliyadda Mudane Cumar Xasan Fiqi,Agaasimaha Guuud ee Wasaaradda C/risaaq Maxamed Xasan,Agaasimaha waxaada Miisaaniyada Cabdismad Cawad Cismaan.iyo Agaasimaha waaxda tababarada C/qaadir Cali Ismaaciil. shaqaalahan Wasaaradda Maaliyadda ayaa tiro haan dhan […]

AA4B1BF3-1437-4B0E-AEA3-DF9845681F8C.jpg

Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo la kulmay qaar kamid ah gollaha Wasiirada Puntland(Sawirro)

Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland ayaa kulan layeeshay Xubno katirsan Golaha Wasiiradda Dawladda Puntland. Kulankaas ayaa ka dhacay Xarunta Wasaaradda Maaliyaada Garoowe waxaana shir Gudoominaayay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Mudane Xasan Shire waxana ka soo qayb galay Wasiirada hogaamiya Wasaaradaha ay ka mid yihiin, Kaluumaysiga,Qorshaynta,Ganacsiga,Diinta iyo Awqaafta, Warfaafinta iyo Hawlaha Guud. shirkan ayaa looga hadlay wadashaqaynta […]

0B1E6B48-A47B-4CBF-82B5-17578C5086A0.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo kormeer shaqo ku tagay Waaxyaha Cashuuraha ee Falaryaale iyo Godqaboobe ee gobolka Sool(Sawirro)

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay waxaada Cashuuraha Wasaaradda Maaliyadda Gobolka Sool gaar ahaan Falaryaale iyo Godqaboobe. Xasan Shire Cabdi Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda kormeerkan,waxaa ku weheliyay Wasiirku Xigeenka Dakhliga Yaasiin Ibrahim,Wasiir ku xigeenka Amniga,Agaasime xigeenka Dakhliga Xasan Cali Samatar,Maamulka Gobolka Sool iyo Xisaabiyayaasha […]

03CAF201-4B46-400E-94B6-5676ED2749FE.jpg

Madaxda Wasaaradda Puntland oo kawada hadlay Shir dhawaan ka dhici doona Muqdisho(Sawirro)

Xarunta Wasaaradda Maaliyaada Garoowe ayaa lagu qabtay kulan uu shir gudoominaayay Wasiirka Wasaardda Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire cabdi. Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland ayaa xogo kaladuwan ka dhagaystay Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda. Sidoo kale Madaxda Wasaaradda ayaa ka dooday xog ay soo dirtay Dawladda Federaalka Soomaaliya kuna aadan habraaca shirka ka dhici doona Muqdisho. […]

AF28C665-868A-4138-A8EA-CB7C5BB60591.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo kulan la qaatay Xisaabiyayaasha Gobolada Puntland(Sawirro)

Wasiirka Wasaardda Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa kulan laqaatay Xisaabiyayaasha Wasaaradda Maaliyadda Gobolada Puntland. Wasiirka Maaliyadda ayaa kulanka la qaatay Xisaabiyayaasha,waxaa ku weheliyay Wasiir ku Xigeenka Maamulka Cumar Xasan Fiqi, Wasiiru dawlaha Maaliyadda Maxamed Cabdul qaadir,Wasiirku Xigeenka Dakhliga Yaasiin Ibrahim Cartan, Xisaabiyaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Cabdirisaaq Siciid Nuur, Agaasimaha Guud ee […]

49C55FD9-A182-4C45-9648-8D5DBA680B60.jpg

Madaxweynaha Puntland oo kormeer ku yimid Wasaaradda Maaliyadda(Sawirro)

Madaxwaynaha Dawladda Puntland Mudane Dr Siciid Cabdulaahi Deni ayaa maanta booqasho ku yimi Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland. Madaxwaynaha waxaa Xarunta Wasaaradda  ku soo dhoweeyay Wasiirka Maaliyadda Xasan Shire Cabdi,Wasiirku Xigeenkii Maaliyadda Eng. Cumar Xasan Fiqi,Wasiirudowlaha Maaliyadda  Maxamed Cabdulqaadir iyo Wasiirku Xigeenka Dakhliga Yaasiin Ibraahim Cartan. Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Xasan Shire Cabdi ayaa Madaxwaynaha […]

6B7083F5-D4D5-430F-9AA2-58DA00101A8D.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo kormeer shaqo ku tagay goobaha dakhliga ee ku yaalla Garoowe(Sawirro)

Wasiirka Wasaradda Maaliyadda DPL Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa saaka kormeer ku tagay goobaha Dakhliga sida Cashuuraha Berriga Gobolka Nugaal, Xafiiska Kastamka Gobolka Nugaal, iyo Garoonka Diyaaradaha. Wasiirka ayaa kormeerkiisa waxaa ku weheliyay Agaasime guud kuxigeenka Dakhliga Mudane Xasan Cali Samatar, Agaasimaha guud ee W/Maaliyadda Mudane Cabdirisaaq Maxamed Xasan, Xoghayaha Wasaaradda Mudane Axmed Jamac Xasan […]