GAROOWE – Wasiirka Wasaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo ay waheliyan Wasiir ku-xigeenada Wasaaradda iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda ayaa kormeeray xafiisyada kala duwan ee Xarunta dhexe ee Wasaaradda. Kormeerka ayaa ahaa wax ka ogaanshaha habsami u socodka shaqada iyo qalabayn kala duwan oo lagu sameeyey xafiisyada xarunta dhex ee Wasaradda Maaliyadda iyo xarumaha kale. Agaasimaha […]
GAROOWE – Wasiirka Wasaarada Maaliyada Dawladda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud oo ay weheliyaan Wasiir Ku-xigeenada Wasaaradda iyo Agaasimaha guud ayaa kulan la qaatay shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda ee xarunta dhexe iyo gobalada Nugaal Iyo Sool. Kulan waxaa ka soo qayb galay Agaasime guud Ku-xigeenka Maamulka, Agaasime guud ku-xigeenka Dakhliga, Ku-simaha Xisaabiyaha guud ee Dawladda ahna […]
GAROOWE – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud oo ay weheliyaan Wasiir ku-xigeenada Wasaaradda ayaa shir gudoomiyey kulanka horumarinta shaqada Wasaaradda.. Kulankan waxaa ka soo qayb galay Agaasimaha guud ee Wasaaradda, ku-xigeenka Agaasimaha guud ee Maamulka, Agaasime guud ku-xigeenka Dakhliga, ku-xigeenka Xisaabiyaha Guud ee Dowladda iyo Agaasimayaasha waaxyaha Wasaaradda Maaliyadda. Agaasimaha guud […]
GAROOWE – Wasiir Kuxigeenka Wasaaraddda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Eng Cabdullaahi Ismaacil Maxamed oo uu weheliyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa ka qayb galay kulan ay soo qaban qaabiyeen Madaxda Bankiga Dowladda Puntland. Kulankan waxaa ka soo qayb galay Gudoomiyaha Bankiga dowladda Puntland, Guddoomiye ku-xigeenka Bankiga, Agaasimaha Guud ee Bankiga, […]
GAROOWE – Wasaaraddaha Maaliyadda iyo Qorshayanta ayaa yeshay kulan ay ka hadleen Cashuuraha ku waajibey Shaqaalaha Hay’adaha UN, NGO, kuwa Maxaliga iyo mashaariicda dalka laga fulinaayo. Waxaa ka qaybgalay kulanka Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorsheynta, ku xigeenka Agaasimaha guud ee dowladda,Agaasime guud ku-xigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda, Agaasimaha waaxda deeqaha Dibadda, […]
GAALKACYO – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamud ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda ee Gobolka Mudug ee Gaalkacyo. Wasiirka ayaa waxa halkaasi ku soo dhoweeyey Xisaabayaha Wasaaradda Maaliyadda gobolka mudug Ismaciil C/nuur Geesey , Maamulayasha, Madax qeybeedayada iyo Shaqaalaha Wasaaradda. Wasiirka ayaa kormeeray qeybaha Wasaaradda Maaliyadda oo ay […]
GAROOWE – Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa guddoomiyey shirka Istaraatijiyadaha Qorshaha Dakhli-Kicinta 2025 iyo casriyaynta goobaha shaqada. Ujeeddada iyo Ajandaha shirkan ee Fulinta Qorshaha ayaa waxaa ka mid ahaa 1- Maadaama Wasaaradda Maaliyaddu ku guuleystay in habkeeda cashuur qaadista furdooyinka laga dhigay online lana sameeyey system ka PUNTCAS, ayaa […]
GAROOWE – Wasiirku xigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Maxamed Bulxan ayaa shir gudoomiyey kulanka horumarinta dakhliga. kulankan oo lagu qabtay Xarunta dhexe waxaa ka soo qaybgalay Agaasime guud ku-xigeenka Dakhliga, Agaasimaha waaxda Furdooyinka, Agsimaha Waaxda Cashuuraha Berriga, Maamulaha kastamka dekedda boosaaso iyo Mas’uulyiin kale oo katirsan Wasaaradda Maaliyadda. Ujeedka shirkan ayaa ahaa […]
GAROOWE –Â Wasiirku xigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Maxamed Bulxan uuna weheliyo Aggasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa gaadiid ay soo gaday Wasaaraddu ku wareejiyay xarumahii loogu talagay ee Wasaaradda. Munaasabadda wareejinta gaadiidkan oo ah afar gaari ayaa ka dhacday Xarunta dhexe ee Wasaaradda waxaana ka soo qayb […]
GAROOWE – Agaasime Guud ku-xigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Mudane Abdiqadir Axmed Xaashi ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlay dar dargalinya Dakhliga Sanada 2025. Shirka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Agaasimaha Waaxyaha dakhliga iyo Agaasime Ku xigeenada waaxyaha Dakhliga, madax qeybyada Dakhliga iyo maamulaha kastamka Dekada bosaso waxaana looga hadlay intii u socday shirkan qorshaha […]