Agasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Shir Guddoomiyey kulanka asbuuclaha ah ee horumarinta shaqada Wasaaradda Maaliyadda[Sawirro]

GAROOWE- Agasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa shir guddoomiyey kulanka asbuuclaha ah ee horumarinta shaqada Wasaaradda Maaliyadda. Shirkan ayaa looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin dib u habaynta xogta shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda 2024 Xafiiska HR-kana loo bandhigay xogta horumarinta shaqaalaha Wasaaradda. Qorshayaasha horumarinta leh ee 2024-ka kuna aadan shaqooyinka loo […]

Wasiir Kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo shir gudoomiyey kulan looga hadlaayey kobcinta dakhliga[Sawirro]

GAROOWE- Wasiir Kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cali Cumar Caarshe ayaa shir gudoomiyey kulan looga hadlaayey kobcinta dakhliga. Sharkan ayaa ka dhacay xarunta dakhliga Wasaaradda Maaliyada ee Caasimada, waxaana ka soo qayb galay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda, Agaasime guud ku-xigeenka Dakhliga, Agaasimahaysha Waaxyaha Wasaaradda qaybo kamidah, ku xigeenka Xisaabiyaha Guud ee Dowladda, […]

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo kormeer shaqo ku tagay Garoonka Diyaaradaha caasimada[Sawirro]

GAROOWE – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa kormeer shaqo ku tagay Garoonka Diyaaradaha Caasimada. Kormeerkan shaqo Agaasimaha waxaa ku weheliyey Agaasime Guud ku xigeenka Bankiga Dowladda Puntland, Agaasimaha Waaxda Furdooyinka,Xisaabiyaha Wasaaradda Maaliyadda Gobolada Nugaal iyo Mas’uulyiin kale. Kormeerkan ayaa salka ku hayay furi- taanka laan cusub oo Bankiga […]

Agaasime Guud Kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda oo kulan la qaatay Hay’adaha Wasaaradda ka taageera soo xareynta Canshuurta Gaadiidka[Sawirro]

Agaasime Guud Kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda oo kulan la qaatay Hay’adaha Wasaaradda ka taageera soo xareynta Canshuurta Gaadiidka[Sawirro] GAROOWE – Agaasime Guud Kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Cabdulqaadir Axmed Xaashi ayaa kulan la qaatay hay’adaha Wasaaradda Maaliyadda ka taageera soo xeraynta canshuurta gaadiidka. Kulankan ayaa ahaa mid kor loogu qaadayo soo xeraynta Dakhliga waxaa […]

Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo Ansixiyey Miisaaniyad KMG ah ee Dowladda ku shaqeyn doonto[Sawirro]

GAROOWE – Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa ansixiyey Miisaaniyad KMG ah ee Dawladda ku shaqeyn doonto muddo 6 bilood ah taas oo Wasaaradda Maaliyadda Golaha u soo gudbiyeen, kadib codsi Madaxweyne oo ku saabsanaa ansixinta miisaaniyad KMG ah ee bilaha January – June, 2024 laguna sii dhaqmo Miisaaniyad Sannadeedkii 2023. Miisaaniyada KMG ayaa ku […]

Kulan wadajir ah oo ay yeesheen Madaxda labada Wasaaradood ee Maaliyadda iyo Duulista Hawada ee Puntland[Sawirro]

GAROOWE- Kulan wadajir ah oo ay yeesheen Madaxda labada Wasaaradood ee Maaliyadda iyo Duulista Hawada ayaa looga wada hadlay dardargalinta Dalkhliga iyo xoojinta wada shaqaynta labada Wasaarood. Kulanka ayaa ka dhacay xarunta dakhliga Wasaaradda Maaliyada ee Garoowe, waxaana ka soo qayb galay Agaasime guud ku xigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Duulista Hawada […]

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Shir Guddoomiyey kulanka Horumarinta shaqada Wasaaradda[Sawirro]

GAROOWE – Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa shir guddoomiyey kulanka asbuuclaha ah ee horumarinta shaqada Wasaaradda Maaliyadda Puntland. Shirka ayaa inta u socday waxaa looga hadlayay shaqooyinka qabsoomay Wasaaradda ee ay ka mid yihiin kor uqaadida qorshaha dakhliga oo ay ka mid yihiin Cashuuraha Berriga iyo xoojinta wada […]

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo shir guddoomiyey kulanka asbuuclaha ah ee horumarinta shaqada Wasaaradda[Sawirro]

GAROOWE- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa shir guddoomiyey kulanka asbuuclaha ah ee horumarinta shaqada Wasaaradda. Kulankan oo ay ka soo qayb galeen Agaasimahaysha waaxyaha Wasaaradda ayaa diirada lagu saaray halka ay marayaan shaqooyinka, mashruuca RCRF-ka, in ay sidii loogu tala galay usocdaan Dardargalinta dakhliga iyo cashuuraha beriga. Shaqooyinka […]

Bankiga Dowladda Puntland Laantiisa Boosaaso oo laga Daahfuray Nidaamka Casriyeynta Ururinta Dakhliga iyo kaydka gobolka Bari[Sawirro]

BOOSAASO – Bankiga Dowladda Puntland Laantiisa Boosaaso ayaa laga daah-furay Nidaamka Casriyeynta Ururinta Dakhliga iyo kaydka gobolka Bari. Daahfurkan waxaa ka qayb galay Agaasime guud ku xigeenka Dakhliga, Maamulka Bankiga, Xisaabaadka Guud ee gobolka Bari, Maamulaha Furdada Bosaso, ,Agaasime K/Xigeenka Furdooyinka iyo madax ka socotay qaybo kamida hay’adaha Maaliyadda ee gaarka loo leeyahay. Nidaamka casriyaynta […]

Agaasime Guud Kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo kormeer shaqo ku tagay Kastamka Dekada ee Boosaaso[Sawirro]

BOOSAASO- Agaasime Guud Kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cabdulqaadir Axmed Xaashi ayaa kormeer shaqo ku tagay Kastamka Wasaaradda Maaliyadda ee Dekada Boosaaso. Kormeerkan shaqo ayaa ahaa kor u qaadida dakhliga iyo hirgelinta Tacriifada cusub sidii shaqaalaha Wasaaradu u hirgelin lahaayeen, waxaana Agaasimuhu booqaday goobaha shaqada iyo shaqaalaha Wasaaradda ee cashuura badeecadaha. Tacriifada dhowaan […]