Tababar Ku Saabsan Cilmiga Barbashadda Kumbuyuutarka ICT oo loo qabtay Shaqaalaha Wasaaraadda Maaliyadda Puntland[Sawirro]

GAROOWE – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle oo uu weheliyey Agaasimaha Waaxda Qorshaynta iyo tababarada ayaa daah-furay tababar Wasaaradda Maaliyadu u qabatay shaqaalaheeda,kuna saabsan Cilmiga barashada Kumbuyuutarka (ICT Training). Tababarkan ayaa lagu baranayey qaybaha kala duwan ee cilmiga kubuyuutarka-Sida Looga hortago La Iskagana Difaaco Weerarada dhanka Internet-ka ka dhaca […]

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo kulan la qaatay Guddiga Maaliyadda,Dhaqaalaha & Xisaabaadka Baarlamaanka[Sawirro]

GAROOWE- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad iyo madax ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda ayaa maanta kulan la qaatay Guddiga Maaliyadda,Dhaqaalaha & Xisaabaadka Gollaha Wakiilladda Dowladda Puntland. Guddiga oo akhriskii 2-aad ku sameynayey Miisaaniyadda 2024 ee Gollaha hortaala ayaa su’aalo ka waydiiyey Wasiirka iyo xubnaha kale ee Wasaaradda si ay u helaan xog-dheeri […]

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda oo Shir Guddoomiyay Kulaunka Todobaadlaha ah ee Horumarinta Shaqada Wasaaradda[Sawirro]

GAROOWE- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa shir guddoomiyey kulanka asbuuclaha ah ee horumarinta shaqada Wasaaradda Maaliyadda. Kulankan ayaa lagu qabtay xarunta Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda, waxaana ka soo qayb galay Agaasime guud ku xeenkaa Dalkhliga Mudane Cabdulqaadir Axmed Xaashi, ku xigeenka Agaasimaha guud ee Maamulka Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cigaal […]

Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo qado sharaf ku casumay Ganacsatada Puntland[Sawirro]

GAROOWE – Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa maantay magaalada Garoowe qado sharaf ku casuntay Ganacsatada Puntland. Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda, Agaasimaha guud ee Wasaaradda, Agaasime guud Kuxigeenka Dakhliga iyo mas’uulyiin kale ee oo ka tirsan Wasaaradda ayaa qado sharafta ka qayb galay dhanka Wasaaradda, halka ay dhanka Ganacsatada ka soo qaybgaleen mas’uuliyiin ka […]

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyada Puntland oo kormeer shaqo ku tagay Xarumaha Dakhliga[Sawirro]

GAROOWE- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyada Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle oo u kuur gelaya habsami u socodka shaqada Wasaaradda Maaliyada ayaa maanta kormeer ku tagey xarumaha dakhliga. Xarunta dakhliga oo dhawaan shaqo bilowday ayaa Agaasimuhu halkaasi kula kulmay madaxda iyo shaqaalaha Wasaaradda, isaga oo mid mid u booqday xafiisyada kala duwan, wuxuuna shaqaalaha […]

Agaasime Guud Kuxigeenka Maamulka Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo kormeer ku sameeyay xarumaha Wasaaradda ee Gobolada Karkaar,Bari iyo Sanaag[Sawirro]

BOOSAASO – Agaasime Guud Kuxigeenka Maamulka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cigaal ayaa Kormeer guud ku sameeyay xarumaha Wasaaradda ee Gobolada Karkaar, Bari iyo Sanaag. Kormeerkan ayaa qayb ka ahaa kor u qaadida hannaanka maamulka iyo tayaynta shaqada Wasaaradda Maaliyadda ee gobolada Dowladda Puntland. Agaasimuhu intii uu Kormeerkan shaqo ku guda jiray waxaa […]

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda oo Shir Guddoomiyey Kulanka Todobaadlaha ee Horumarinta Shaqada[Sawirro]

GAROOWE – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa shir guddoomiyey kulanka Todobaadlaha ah ee horumarinta shaqada Wasaaradda Maaliyadda Puntland. Agaasimaha kulanka waxaa ku weheliyey Agaasime guud ku xigeenka Dakhliga Mudane Cabdulqaadir Axmed Xaashi, Agaasime guud ku xigeenka Maamulka Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cigaal iyo Agaasimayaasha waaxyaha Wasaaradda. Agaasimayasha waaxyaha ayaa […]

Agaasimaha Guud ee Wasaradda Maaliyadda Dowladda oo kormeer shaqo ku tagey xarunta Dakhliga Wasaaradda ee Garoowe[Sawirro]

GAROOWE – Agaasimaha Guud ee Wasaradda Maaliyadda Dowladda Mudane Axmed Jaamac Jowle oo ay waheliyaan Agaasime Guud ku xigeenka Dakhliga Mudane Cabdulqaadir Axmed Xaashi iyo Agaasime guud kuxigeenka Maamulka Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cigaal ayaa maanta kormeer shaqo ku tagey dhismaha cusub xarunta Dalkhliga ee Wasaaradda Maaliyadda ee Garoowe. Booqashadan ayaa ku aadanayd kadib markii shaqaalaha […]

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo kulan la qaatay Shaqaalaha Wasaaradda[Sawirro]

GAROOWE – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa kulan guud la qaatay Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda. Kulanka Agaasimaha Guud waxaa ku weheliyey Kuxigeenka Xisaabiyaha Guud, Agaasime guud ku xigeenka Maamulka iyo Agaasimayaasha Waaxyaha. Kulanka ayaa ahaa mid shaqaalaha lagu ogaysiinayey in Waaxda Shaqada iyo Shaqaalaha HR-ka Wasaaraddu ku guuleystay hirgelinta […]

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Shir la qaatay Agaasimayaasha Wasaaradda[Sawirro]

GAROOWE – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa shir guddoomiyey kulanka todobaadlaha ah oo ay ku kala war-qaataan Agaasimayaasha Wasaaraddu. Kulankan ayaa looga hadlay guulaha laga gaaray shaqooyinkii la qabtay iyo kuwa qabyada ah ee dhowaan la hirgelin doono ayna ka mid yihiin – 01. In hirgelinta hannanka shaqo […]