GAROOWEÂ – Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Booliska Dowladda Puntland S/Guuto Caydiid Axmed Nuur oo uu weheliyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda Axmed Jaamac Jowle ayaa maanta tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka ilaalinta Cashuuraha gobolka Nugaal. Xirtaanka tababarka ayaa lagu qabtay Xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda, waxaana goob-joog ahaa Xisaabiyaha Wasaaradda Maaliyadda ee Gobolka […]
GAROOWE – Agaasime Guud Ku-xigeenka Dakhliga ee Wasaradda Maaliyadda Puntland Mudane Cabdiqaadir Axmed Xaashi ayaa tababar u furay Madaxda Cashuuraha gobolka Raas-casayr. Qabsoomida tababarkan waxaa ka soo shaqeeyey Agaasimaha waaxda Furdooyinka iyo Agaasimaha waaxda Cashuuraha Berriga, waxaana ka soo qayb galay Xisaabiyaha Gobolka Raasa-Casayr, Ku-xigeenkiisa, Khasnajiga guud iyo madax ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda laguna qabtay […]
GAROOWE – Guddiga Goobta shaqada ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa warbixin ka dhageystay mas’uuliyiinta Hantidhawrka gudaha oo safar shaqo ku tagay gobalka Raas-casayr. Agaasimaha Guud ee Wasaradda Maaliyadda Puntland Mudane Ahmed Jama Jowle ayaa shir guddoomiyey kulanka, waxaana ka soo qayb galay Agaasime guud ku-xigeenka Maamulka, Agaasime Guud ku-xigeenka Dakhliga, ku-xigeenka Xisaabiyaha Guud,Agaasimayaasha waaxyaha iyo […]
GAROOWE – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo uu weheliyo Wasiir Kuxigeenka Dakhliga ayaa ka qab galay kulan looga hadlay dar-dargelinta dakhliga iyo horumarinta shaqada Wasaaradda. Kulanka ayaa lagu qabtay xarunta dhexe ee Wasaarada, waxaana ka soo qayb galay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda, Ku-xigeenka Xisaabiyaha Guud ee Dowladda,Agaasime guud ku-xigeenka Maamulka, Agaasime guud […]
GAROOWE – Madaxda Wasaaradda Maaliyaddu waxa ay Golaha Baarlamaanka Dowladda Puntland uga mahad celinayaan ansixinta Miisaniyadda Dowladda 2025 oo noqonaysa wadarta guud $466,840,762 (Afar boqol iyo lixdan iyo lix milyan, sideed boqol iyo afartan kun, todoba boqol iyo lixdan iyo laba dollar). Waxaa xusid mudan in Miisaaniyadda Dowladda Puntland ee 2025 korortay 18% marka la […]
GAROOWE – Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha, iyo Xisaabaadka ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Madaxada Wasaaradda Maaliyadda Puntland. Kulankan, oo ka dhacay xarunta Golaha Wakiillada, ayaa looga hadlay miisaaniyadda sanadka 2025, oo dhawaan loo soo gudbiyey Golaha Wakiillada. Masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda oo uu hoggaaminaayo Wasiirka Wasaaradda ayaa Guddiga si faahfaahsan […]
GAROOWE – Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Mudane Maxamed Faarax Maxamuud ayaa Gollaha Baarlamaanka hor geeyey Miisaaniyadda Dowladda ee 2025. Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka ayaa shir guddoomiyey kulankaasi oo ay Madaxda Wasaaradda Maaliyadda ku soo bandhigeen Miisaniyadda Dowladda ee Wasaaraddu soo diyaarisay. Miisaaniyadda Dowladda ayaa lagu wareejiyey Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha & […]
GAROOWE – Wasiir Kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Bulxan ayaa kormeer shaqo ku tegey xarunta dakhliga Wasaaradda Maaliyada. Xarunta dhexe, Wasiirka waxaa ku soo dhoweeyey Agaasime guud ku-xigeenka Dakhliga Mudane Cabdulqaadir Axmed Xaashi iyo mas’uulyiin kale. Kulan uu shir guddoomiyey Wasiirku oo ay ka qayb galeen Agaasimayasha Waaxyaha Wasaaradda ayaa lagu soo […]
GAROOWE – Wasiirka Wasaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo ay waheliyan Wasiir ku-xigeenka Dakhliga, Agaasimaha Guud ee Wasaradda Maaliyadda ayaa maanta dhagax dhigay dhisme cusub oo ay yeelanayso Wasaaradda oo laga hirgelin doono garoonka Diyaaradaha Garoowe. Dhagax-dhiga dhismaha cusub ayaa waxaa goob-joog ka ahaa ah Xisaabiyaha Wasaaradda Maaliyadda ee gobolka Nugaal, mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda iyo […]
GAROOWE – Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa Tababar u qabatay shaqaalaha Hay’adda Dowladda Puntland. Tababarkan ayaa lagu qabtay xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda, waxaana daah-furay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda oo ay ku weheliyeen Ku-xigeenka Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Dowladda Puntland. Tababarkan ayaa loo qabtay Agaasimayaasha waaxyaha maamulka iyo Maaliyadda, xisaabiyaà sha Wasaaradaha iyo Hay’adaha madaxa […]