Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Gollaha Baarlamaanka Puntland horgeysay Miisaaniyadda sannadka 2024-ka[Sawirro]

GAROOWE – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda, Wasiiru dowlaha Wasaaradda, Wasiir Kuxigeenada Wasaaradda,Agaasimaha guud ee Wasaaradda, Xisaabiyaha Guud ee Dowladda, Agaasimaha Waaxda Miisaniyada iyo mas’uulyiin kale ayaa ka qab galay kulanka hor geynt Miisaniyada ee Gollaha Baarlamaanka Dawladda Puntland. Gudoomiyaha Gollaha ayaa shir guddoomiyey kulanka, waxaana ku weheliyey Guddoomiye Kuxigeenada Gollaha wakiiladda Puntland. Miisaaniyadda Dowladda ee sannadka […]

Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Puntland oo u Daah-furay Afar Wasaaradood Barnaamijka PL-FMIS[Sawirro]

GAROOWE – Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Puntland Mudane Maxamed Cabdillahi Ismaaciil ayaa hoolka shirarka ee Wasaaradda Maaliayadda ugu daah-furay Afar Wasaaradood nidaamka maaraynta Maaliyadda PL-FMIS. Kulanka Xisaabiyaha waxaa ku weheliyey kuxigeenka Xisaabiyaha Guud ee Dowladda, Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha iyo Agaasimayaasha maamulka iyo maaliyadda ee Wasaaradaha afarta ah, khuburada xafiiska xisaabaadka guud iyo gudugii gacanta […]

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Shir Guddoomiyay Kulanka Khamiislaha ah ee shaqada Wasaaradda[Sawirro]

GAROOWE- Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa shir gudoomiyey kulanka khamiis lah ee horumarinta shaqada Wasaaradda. Agaasimaha shirkan waxaa ku weheliyey Agaasime Guud ku xigeenka Dakhliga, ku xigeenka Agaasimaha guud ee Maamulka iyo Agaasimayaasha waaxyaha Wasaaradda Maaliyadda. Shirkan ayaa looga hadlay dhamaystirka qorshayaasha guud ahaan dakhliga, gaar ahaan qorshaha […]

Shirka Golaha Wasiiradda Dowladda Puntland oo lagu Ansixiyay Miisaaniyadda 2024[Sawirro]

GAROOWE – Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay qodobo uu ka mid ahaa Ansixinta Miisaaniyadda sanadka 2024-ka. Golaha Wasiirada Dowladda Puntland ayaa dood iyo falanqeyn dheer ka dib ansixiyey miisaaniyadda sanadka 2024 oo dhan […]

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo kulan la qaatay Agaasimayaasha Waaxyaha Wasaaradda[Sawirro]

GAROOWE – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa shir guddoomiyey kulanka khamiis laha ee horumarinta shaqada Wasaaradda Maaliyadda. Agaasimaha Guud, kulanka waxaa ku weheliyey Agaasime guud kuxigeenka Dakhliga Mudane Cabdulqaadir Axmed Xaashi, Kuxigeenka Agaasimaha Guud ee Maamulka Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cigaal iyo Agaasimayaasha Waaxyaha Wasaaradda Maaliyadda. Kulanka ayaa looga […]

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo Shir Guddoomiyay Kulanka Qorshayaasha Wasaaradda Maaliyadda Puntland[Sawirro]

GAROOWE – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa shir guddoomiyey kulanka qorshayaasha Wasaaradda Maaliyadda. Wasiirka kulanka waxaa ku weheliyey Wasiir Kuxigeenada Wasaaradda, Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda, Agaasimaha guud,Xisaabiyaha Guud ee Dowladda iyo Agaasimayasha Wasaaradda Maaliyadda. Shirka Agaasimayaasha ayaa lagu soo badhigay shaqooyiinka u qabsoomay Wasaaradda Maaliyadda sanadkan 2023 bilowgiisii,qorshayaasha harsan iyo […]

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Shir Guddoomiyay shirka Todobaadlaha ee Wasaaradda[Sawirro]

GAROOWE- Shirkii Todobaadlaha ah ee Agaasimayaasha Wasaradda Maaliyada Dowladda Puntland ayaa maanta looga hadlay qodobo si wayn diirada lagu saaray, waxaana ka mid ahaa: – 01. Kicinta canshuuraha berriga ee gobolada si dowladduna u gudato Waajibaad keeda shaqo ee dalka, 02. In Bangiyada,Hay’adaha Maxaliga ah iyo ku Caalamiga, shirkadaha qandaraaslayaasha iyo shaqsiyaadka gaadiidka iyo guryuhu […]

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo shir la yeeshay Madax-qaybeedyada iyo shaqaalaha[Sawirro]

GAROOWE – Agaasimaha Guud ee Wasaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Ahmed Abdirisak Dirie ayaa maanta shir la yeeshay Madax Qaybeedyada iyo Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda. Kulanka ayaa waxaa goob-joog ahaa Agaasime Ku-xigeenka Guud ee Maamulka, Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda iyo Mas’uulyiin kale. Ujeedka kulanka ayaa ahaa sidii loo dar-dar galin kahaa hannaanka shaqada Wasaaradda iyo […]

Wasiir Kuxixgeenka Maaliyadda Puntland oo Shahaadooyin Guddoonsiiyay ardeydii ka faa’idaystay Barnaamijka CIPFA[Sawirro]

GAROOWE – Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Cumar Xasan Fiqi ayaa shahaadoyin guddoonsiiyey ardaydii ka faa’idaysatay Barnaamijka shahaadada Caalamiga ah ee Xisaabaadka Dowladaha CIPFA. Barnaamijkan oo sacday muddo labo sano ah ayaa waxaa ka faa’idaysatay shaqaalaha Wasaaradaha Maaliyaddaaha dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowladaha xubnaha ka ah. Xafladan waxaa ka soo qayb galay Agaasimaha guud […]

Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Puntland oo kormeer shaqo ku tagay Boosaaso[Sawirro]

BOOSAASO – Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Puntland Mudane Maxamed Cabdillahi Ismaaciil Iyo Saraakiil ka tirana xafiiska Xisaabaadka ayaa safar shaqo ku tagay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari. Xisaabiyaha ayaa booqday xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda, kastamka Dekada, Kastamka Garoonka Diyaaradaha, Bangiga laanta Boosaaso iyo xarunta Xisaabaadka gobolka Bari. Dhammaan goobaha uu booqday Xisaabiyaha Guud […]