GAROOWE – Golaha Baarlamaanka Dowladda Puntland ayaa ansixiyay Miisaaniyadda Dowladda ee sannadka 2021 oo dhan $341,861,037 ( Saddex boqol afartan iyo kow malyan sideed boqol lixdan iyo kow kun iyo soddon iyo todoba dollar). Fadhiga Golaha oo uu shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Mudane Cabdirishiid Yuusuf Jibriil ayaa Xildhibaannadu cod aqlabiyad leh ku ansixiyeen Miisaaniyadda. Dhowaan […]
GAROOWE. – Guddiga Dhaqaalaha & Xisaabaadka ee Golaha Wakiilladda DPL ay kulan la qaatay mas’uuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland. Guddiga oo akhriskii 2-aad ku sameynayey miisaaniyadda 2021 ee Golaha hortaala ayaa su’aalo ka waydiiyey mas’uuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda si ay u helaan xog-dheeri ah oo la xiriirta miisaaniyadda. Dhanka kale, mas’uuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda ayaa ka jawaabay […]
GAROOWE – Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa manta dardargalin ku sameesay qaadista cashuurta wada marista. Agaasimaha Waaxda Cashuurah Berriga oo kormeer shaqo ku tagay goobaha lugu uruurinayay cashuuraha ayaa u sheegay shacabka inay gaadiidkooda cashuuraha ku waajibay ay si hufan u bixiyaan si dowladu awood ugu yeelato waxqabad la taaban karo. Cashuurta wada marista ayaa […]
BOOSAASO – Waxaa maanta ka furmay Jabir Plaza Hotel Boosaaso tababar ku saabsan qiimaynta Hanti Dhawrka Gudaha ee Wasaaradda Maaliyada Dowladda Puntland. Tababarkan ayaa loo qabatay shaqaalaha hanti dhawrka gudaha ee ka yimi Gobolada Bari, Haylaan iyo xubno ka socdey xarunta dhexe ee Garoowe, tiro ahaana ay gaarayeen 23 xubnood. Casharada Tabarbarkan Waxaa bixinaayay khabiirka […]
GAROOWE – Wasaaradda Maaliyada Dawladda Puntland ayaa maanta horgeysay Golaha Wakiilada Puntland Miisaaniyadda Dawladda Puntland ee sanadka 2021-ka Miisaaniyadan Golaha la horgeeyey maanta ayaa sanadkii dhan $341,861,037. Miisaaniyaddan oo kala ah miisaaniyada laga maamulaayo khasnada Dawladda oo dhan $139,768,739 iyo miisaaniyada ka baxsan khasnada oo dhan $202,092,298 taas oo ah mashaariic ay hay’adaha caalamiga ka fulinayaan […]
GAROOWE – Wasaaradda Maaliyadda ayaa kulan is-dhaafsi aqooneed uu ku dhaxmaray Wafdi ka socda Koonfur Galbeed Soomaaliya, kaasoo xubnaha oo isugu jira Agaasime iyo la-taliyeye sare oo ka tirsan Xafiiska Madaxwynaha DKG. Wafdiga ayaa Garoowe kaga qeybgalay Shirka Iskaashiga Puntland iyo Koonfur Galbeed, kaasoo la isku weydaarsanayo khibradaha shaqo iyo habka maamul ee Hay’addaha Dowladda. Kulanka […]
BOOSAASO – Xafiiska Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Puntland ayaa ku qabtay magaalada Boosaaso tababar ku saabsan nidaamka casriga ah ee IPSAS. Tababarkan waxaa ka faa’iidaysanaya Xafiiska Xisaab Celinada iyo Xafiiska Xisaabaadka gobolka Bari. Tababarkan waxaa daahfuray Xisaabiye Ku-Xigeenka Dawlada Puntland Cali Jaamac Gaashaan iyo sidoo kale Khabiirka Procurement-ga ee Wasaaradda Maalyadda Mudane Xasan Biinke. Mudada […]
GAROOWE – Golaha Wasiiradda Dowladda Puntland shir ay caawa yeesheen uuna shir- guddoomiyay Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland , ahna Madaxweyne KU-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa lagu ansixiyay Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2021 taasi oo dhan $341,861,037 Shirkan oo ka dhacay hoolka shirarka ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ee Garoowe ayaa lagu […]
GAALKACYO – Waaxda Arimaha Sharciyada Wasaarada Maaliyada Dawlada Puntland ayaa magaalada Gaalkacyo ku qabatay Tababar ku saabsan sharciga shaqaalaha iyo sharciga anshaxa shaqaalaha. Tababarkan oo ah qaybtii afaraad ayaa waxa ka faa’idaysanaya shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland ee magaalada Gaalkacyo. Tababarkan waxaa si wadajir ah u daahfuray Madaxa Arrimaha sharciyada Wasaaradda Maaliyadda Puntland Avv Axmed […]
BOOSASO – Waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaaladda Boosaaso tababar u socday ganacsatada , kaasoo socday 7-8 bishan, laguna baranayay adeegga SOMSAD. Tababarkan gunaanadkiisa ayaa waxaa ka qayb galay Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda ahna ku simaha Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Mudane Cumar Xasan Fiqi, Kuxigeenka Agaasimaha Guud ee Dakhliga Mudane Abshir Maxamed Abshir, Maamulaha Furdada Boosaaso […]