GAROOWE – Wasiiru-Dawlaha Maaliyada Dawladda Puntland ayaa daahfuray Shirka sanadlaha ee Qoondeynta Miisaaniyada iyo Qorshaha mashruuca RCRF oo uu maalgeliyo Bankiga Aduunka. Shirka oo Socon doona mudo 3-maalmood ah waxaa ka soo qaybgalay Dowladda Federaalka iyo Dawladaha xubnaha ka ah sida Puntland, Jubbaland, Galmudug,Hir-Shabeelle iyo Koofur Galbeed oo ay martigelisay Wasaaradda Maaliyadda Puntland. Wana markii ugu […]
GAROOWE – Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Puntlanf ayaa maanta kulan la qaatay Rugta Ganacsiga Puntland iyo ganacsatada cashuur bixiyaasha waaweyn ee xarumahoodu ku yaallaan caasimada Puntland ee Garoowe. Kulankaan waxaa kasoo qaybgalay Wasiirka Maaliyadda Puntland, Wasiir kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda,Wasiir kuxigeenka W/Ganacsiga, Wasiir dowlaha Maaliyadda iyo Agaasime guud kuxigeenka dakhliga iyo Rugta Ganacsiga iyo xubno ka socday ganacsatada […]
GAROOWEÂÂÂÂ – Waxaa si rasmi ah loo soo gabagabeeyay kulankii labaad ee wadatashiga Hindise-sharciyeedka Maamulka Dakhliga dalka JFS oo ka qabsoomay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland 26-28.Sep.2019. Kulankan waxaa kasoo qaybgalay Guddiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka BJFS,Guddiga Maaliyadda iyo Xisaabaadka Golaha Wakiilada Puntland,Wasaaradaha Maaliyadda Dawladaha xubnaha ka ah Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka gobolka Banaadir. […]
Wasiirka Maaliyadda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa maanta Shir Guddoomiyay kulan ay kasoo qaybgaleen Madax ka socotay Maamul-goboleedyada iyo dowladda Federaalka oo ka dhacay Garoowe. Shirkaan waxaa isugu yimid Guddiga Baarlamaanka Federaalka ee dhanka Dhawaalaha iyo xubno ka socoday dowladda Federaalka, Puntland, Jubbaland,Koonfur Galbeed. Hir-Shabeelle,Galmudug iyo gobolka Banaadir. Shirka ayaa looga dooday Hindise sharciyeedka […]
GAROOWE – Madaxda Wasaaradaha Maaliyadda Puntland iyo Waxbarshada ayaa yeeshay kulan looga hadlaayay cashuurta ku waajibtay bahda Waxbarshada Puntland. Kulankan ayaa ka dhacay xarunta Wasaaradda Maaliydu ku leedahay Caasimada Puntland ee Garoowe, waxana shir gudoominaayay Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi. Madaxda labada Wasaaradood ayaa kulankooda si qoto dheer uga wadahadlay dardargalinta Cashuuraha […]
GAROOWE – Xafiiska Xisaabiyaha guud ee DPL shir u qabtay dhammaan Agaasimyaasha Waaxyaha Maamulka Wasaardaha & Hay’adaha Madaxa banana ee Dowladda Puntland. Shirkan waxaa daahfuray xisaabiyaha guud ee Dowladda Puntland Mudane Cumar Saalax Aadan oo ka warbixiyey muhiimda shirkan iyo qorshaha midaynta Xisaabadka DPL ee wasaardaha & hay’adaha madaxa banaan. Ujeedada shirkan loo qabtay ayaa […]
GAROOWE – Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi iyo wafti uu hoggaaminayo oo dhoowaan safar ugu ambabaxay dalka Itoobiya ayaa maanta dib ugu soo noqday Puntland gaar ahaana Garoowe. Waftigan ayaa ka koobnaa Madaxda Wasaaradda Maaliyadda, Golaha Baarlamaanka, iyo lataliyaal ka socda mada tooyada Puntland Madaxdan ayaa ka qaybgalay shirkii Dayn-cafinta Soomaaliya laguna qabtay […]
GAROOWE –Â Waxaa ka qabsoomay Jaamacadda Boosaaso faraca Garoowe kulan u dhexeeyey Wasaaradda Maaliyadda Puntland iyo Jaamacadda Boosaaso. Kulanka waxa kasoo qeybgalay Guddoomiyaha Jaamacadda Boosaaso Faraca Garoowe Dr. Maxamed Cali Maslax, ku xigeenka Agaasimaha guud ee dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Abshir Maxamed Abshir, Guddoomiye kuxigeenka dallada bulshada rayidka ah (PUNSAA) Mustafa Cabdalla, aqoonyahan Yacquub Maxamed […]
ADDIS ABABA –Â Magaalada Adis Ababa ee Caasimada dalka Itoobiya ,waxaa maanta ka furmay shir looga hadlaayay Dayn cafinta Soomaaliya, ayna ka qaybgalayeen Wasiirada Dawladda Federaalka ee Maaliyadda, iyo Madaxda Wasaaradaha Maaliyadda Dawladaha xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya Shirkan Dawladda Puntland waxaa uga qaybgalay wafti uu hoggaaminayay Wasiirka Maaliyadda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi oo ay […]
ADDIS ABABA –Â Waftigii uu hoggaaminayay Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa gaaray magaaladda Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya. Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Garoonka Bolli international Airport waxaa kusoo dhoweeyay Madaxwayne kuxigeenkii hore ee Puntland ahna safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Itoobiya Mudne Cabdixakiin Xaaji Cumar Camay. Wasiirka iyo Waftiga uu hogaaminayo ayaa […]