GAROOWE – Xafiiska Xisaabiyaha guud ee DPL shir u qabtay dhammaan Agaasimyaasha Waaxyaha Maamulka Wasaardaha & Hay’adaha Madaxa banana ee Dowladda Puntland. Shirkan waxaa daahfuray xisaabiyaha guud ee Dowladda Puntland Mudane Cumar Saalax Aadan oo ka warbixiyey muhiimda shirkan iyo qorshaha midaynta Xisaabadka DPL ee wasaardaha & hay’adaha madaxa banaan. Ujeedada shirkan loo qabtay ayaa […]
Puntland’s ministry of finance (MOF) has launched today on 22-Janaury-2018 financial management information system (PL-FIM), the overall objective was to provide a system with adequate trials to improve administrative accountability in processing transactions and transparency. Also the improved timeliness, accuracy and comprehensiveness of financial reports will aid effectiveness of decision making. In a ceremony attended […]
GAROOWE – Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi iyo wafti uu hoggaaminayo oo dhoowaan safar ugu ambabaxay dalka Itoobiya ayaa maanta dib ugu soo noqday Puntland gaar ahaana Garoowe. Waftigan ayaa ka koobnaa Madaxda Wasaaradda Maaliyadda, Golaha Baarlamaanka, iyo lataliyaal ka socda mada tooyada Puntland Madaxdan ayaa ka qaybgalay shirkii Dayn-cafinta Soomaaliya laguna qabtay […]
GAROOWE –Â Waxaa ka qabsoomay Jaamacadda Boosaaso faraca Garoowe kulan u dhexeeyey Wasaaradda Maaliyadda Puntland iyo Jaamacadda Boosaaso. Kulanka waxa kasoo qeybgalay Guddoomiyaha Jaamacadda Boosaaso Faraca Garoowe Dr. Maxamed Cali Maslax, ku xigeenka Agaasimaha guud ee dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Abshir Maxamed Abshir, Guddoomiye kuxigeenka dallada bulshada rayidka ah (PUNSAA) Mustafa Cabdalla, aqoonyahan Yacquub Maxamed […]
ADDIS ABABA –Â Magaalada Adis Ababa ee Caasimada dalka Itoobiya ,waxaa maanta ka furmay shir looga hadlaayay Dayn cafinta Soomaaliya, ayna ka qaybgalayeen Wasiirada Dawladda Federaalka ee Maaliyadda, iyo Madaxda Wasaaradaha Maaliyadda Dawladaha xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya Shirkan Dawladda Puntland waxaa uga qaybgalay wafti uu hoggaaminayay Wasiirka Maaliyadda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi oo ay […]
ADDIS ABABA –Â Waftigii uu hoggaaminayay Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa gaaray magaaladda Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya. Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Garoonka Bolli international Airport waxaa kusoo dhoweeyay Madaxwayne kuxigeenkii hore ee Puntland ahna safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Itoobiya Mudne Cabdixakiin Xaaji Cumar Camay. Wasiirka iyo Waftiga uu hogaaminayo ayaa […]
GAROOWE – Wafti uu hoggaaminayo Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka Itoobiya gaar ahaan caasimadiisa Addis Ababa. Safarkan shaqo Wasiirka waxaa ku weheliyay Wasiir dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Maxamed Cabdulqaadir,Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Faysal Cabdulaahi iyo mas’uuliyiin kale. Madaxda Wasaaradda Maaliyadda ayaa dalka Itoobiya gaar ahaan caasimada Addis […]
GAROOWE –Â Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi iyo qaybo kamid ah Agaasimayaasha Wasaaradda Maaliyadda ayaa ka qaybgalay shir looga hadlaayay Cashuurta shaqaalaha Hay’adaha Caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah. Shirkan ayaa lagu qabtay Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga Puntland, waxana si wadajir ah usoo qaban qaabiyay Labada Wasaaradood,waxana kasoo qaybgalay Wasiirka Qorshaynta Cabdiqafaar […]
Waxaa Magaalada Carmo si habsami leh uga socda ollole cashuur ururin ah taasoo magaalada dhexdeeda laga qabqabanayo Gadiidka la dhuunta cashuurta wada Marista. Maamulka ,shaqaalaha iyo Ciidanka ilaallada Cashuuraha Wasaaradda Maaliyadda ee xarunta C/Berriga Degmada Carmo aya wada ollole ah inaan gadiid cashuur lagu leeyahay aanu magaalada Carmo ee gobolka Bari. Maamulaha C/Berriga Degmada Carmo […]
GAROOWE –Â Xarunta Wasaaradda Maaliyadda ee Garoowe waxaa kulan ku yeeshay Madaxda Wasaaradaha Maaliyadda, Dekedaha iyo Kalluumeysiga Puntland, waxaana shir gudoominaayay Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi. Shirkan ayaa ahaa mid looga hadlay kobcinta dakhliga Dawladda kasoo gala Kalluumeysiga iyo doorka saddex Wasaaradood ka qaadan karaan aydoo lagu jiro xiligii ay bilaaban jireen shaqooyinka […]