Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo Shir Guddoomiyay Kulanka Horumarinta Shaqada Wasaaradda[Sawirro]
GAROOWE – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud oo ay weheliyaan Wasiir ku-xigeenada Wasaaradda ayaa shir gudoomiyey kulanka horumarinta shaqada Wasaaradda..
Kulankan waxaa ka soo qayb galay Agaasimaha guud ee Wasaaradda, ku-xigeenka Agaasimaha guud ee Maamulka, Agaasime guud ku-xigeenka Dakhliga, ku-xigeenka Xisaabiyaha Guud ee Dowladda iyo Agaasimayaasha waaxyaha Wasaaradda Maaliyadda.
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa Madaxda Wasaaradda la wadaagay warbixin ku aadan Shaqooyinka hortebinta leh ee horumarka laga gaaray, heerka dakhliga iyo dadaallada ay wadaan shaqaalaha Wasaaradda Maaliyaddu.
Intii uu socday kulankan ayaa lagu soo bandhigay xogo kala duwan oo ku aadan kor u qaadista dakhliga, abuurista ilo dakhli iyo soo dhowaynta cashuur bixiyaasha Puntland oo leh mudaan gaara.
Ugu dambayn Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ayaa bogaadiyey xogaha ku aadan shaqooyinka horumarka laga sameeyey waxaana uu Madaxda iyo shaqaalaha Wasaaradda kula dardaarmay xoojinta shaqada iyo dardargelinta dakhliga xili dalku dagaal kula jiro argagixiso soo duushay dhaqaale badan oo dalka lagu Difaacona Dowladdu ubaahan tahay.
Baahintii
Xafiiska Wacyi-gelinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland.


GAROOWE – Wasiir Kuxigeenka Wasaaraddda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Eng Cabdullaahi Ismaacil Maxamed oo uu weheliyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa ka qayb galay kulan ay soo qaban qaabiyeen Madaxda Bankiga Dowladda Puntland.
Baahintii 
GAROOWE
Baahintii 
GAALKACYO – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamud ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda ee Gobolka Mudug ee Gaalkacyo. 






















GAROOWE – Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa guddoomiyey shirka Istaraatijiyadaha Qorshaha Dakhli-Kicinta 2025 iyo casriyaynta goobaha shaqada.


























GAROOWE – Wasiirku xigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Maxamed Bulxan ayaa shir gudoomiyey kulanka horumarinta dakhliga.
Baahintii 
GAROOWE –
Xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda
Baahintii 
GAROOWE – Agaasime Guud ku-xigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Mudane Abdiqadir Axmed

























GAROOWE – Wasiirku xigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Mudane Axmed Maxamed Bulxan ayaa shir gudoomiyey kulanka horumarinta waaxyaha dakhliga Wasaaradda Maaliyadda.


















GAROOWE – Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa Baraha Kantaroolada ku war gelisay in laga daayey Cashuurta( Enter) Soogelida Gaadiidka DDS Itoobiya ka imaanaya ee shixnadaha gacansi ka qaada
