GAROOWE – Wasaaradda Maaliyada Puntland ayaa maanta magaalada Garoowe ku qabatay tababarka iyo daahfurka nidaamka casriga ee dalbashada Mushaarka Dawladda (Payroll Batch). Tababarkan ayaa waxa ka faai’daysanayaan Agaasimayaasha Waaxyaha maamulka, Xisaabiyayaasha iyo hoggaanada lacagta ee ciidamada. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Puntlqnd Mudane Faysal Cabdullaahi Warsame oo ugu horeyn ka hadlay madasha ayaa sheegay in […]
BOOSSASO – Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland ayaa daahfur u samaysay nimaad cusub oo ganacsatadda wax dhoofisa ama la soo dagta ku cadaynayso badeecadooda oo loo yaqaan SOMSAD (Somali administration Document). Adeeggan oo ah mid iswadda oo ganacsaduhu si madax banaan ugu soo codaysanyo badeecadiisa qaab online ah, taasoo meesha ka saaraysa document-gii gacanta lagu qori jiray ee loo […]
GAROOWE – Xaflad sagootin ah ayaa maanta loo qabtay shaqaale ka kala socday Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah Dawladda Federaalka Soomaaliya ee dhanka Maaliyadda. Shaqaalahan ayaa loo soo gabagabeeyay Tababar ku saabsanaa CIFA ( Public Financial Management). Xafladda ayaa waxaa kasoo qaybgalay Madaxda Wasaaradda Maaliyadda, Guddoomiyaha Jaamacadda PSU,professor-ka bixinayay Barnaamijka iyo […]
BOOSAASO – Waxaa maanta oo Taariikhdu tahay 03.11.2020 loo qabtay Tababar ku saabsan Sharciga shaqaalaha DPL iyo Xeerka Anshaxa shaqaalaha qaybtiisa 2aad loo qabtat shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda Puntland ee ka howlgala magaalada Boosaaso. Tababarkan ayaa waxaa ka faa’ideysanaya shaqaalaha Waaxyaha kala duwan ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland sida Dakhliga,Miisaaniyadda, Maamulka Xisaabaadka iyo Xafiiska Baarista gudaha iyo […]
GAROOWE – Waxaa maanta shir isugu yimid Gudigga uu Madaxwaynaha Puntland u magaacabay midaynta cashuuraha iyo kala xaddaynta cashuuraha Dawladda hoose iyo dawladda dhaxe. Shirkan waxaa kasoo qaybgalay xubno ka kala socday Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland, Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Guddoomiyaasha dagmooyinka qaybtood. Shirkan ayaa ujeedkiisu ahaa sidii looga wada hadli lahaa nidaaminta cashuuraha Dawaladaha […]
GAROOWE – Maanta oo taariikhdu tahay 31.10.2020 waxaa xarunta dhexe ee Wasaradda Maaliyadda Dawladda Puntland ee Garoowe lagu daahfuray tababar loo qabanayey Waaxyaha kala duwan ee shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda Puntland. Tababarka oo ku saabsanaa Xeerka shaqaalaha Dawladda Puntland iyo Xeerka anshaxa shaqaalaha dawladda ,wuxuuna socon doona muddo dhan labo casho. Ujeedka guud ee tababarka ayaa […]
GAROOWE – Waxaa xafiiska Wasaarada Maaliyadda Dawladda Puntland aqoon karorsi u yimid shaqaale ka socday Xafiiska Xisaabaadka guud ee Dawladda Fadaraalka Iyo Dawladaha xubnaha ka ah. Xisaabiyaha guud ee Dawladda Puntland Mudane Cumar Saalax Aadan ayaa si qeyn ugu soo dhaweeyay Xafiiska Wasaaradda Maaliyadda ee Garoowe. Hawl-wadeenada Xafiiska Xisaabaadka guud ee Dawladda Federaalka Iyo Dawladaha […]
GAROOWE – Shirkan oo labadii bilood ay mar iskugu yimadaan Madaxtooyada Puntland iyo Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha iyo Hay’adaha Madax banaan ee Dowladda Puntland ayaa maanta ka furmey magaalada Garoowe ee caasimada Puntland. Shirkan ayaa waxaa si gaar ah diirada loogu sarayaa qodobo ay kamid yihiin sidii wada shaqeyn dhow u yeelan lahayeen Agaasimayaasha Guud,Mideynta […]
SOOL – Waftigaan uu hogaaminayey Agaasime kuxigeenka Guud ee Dakhliga ee Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Abshir Maxamed Abshir ayaa kormeer ku tagay Kastamka deegaanka Faliryaale ee gobolka Sool, halkaas oo ay ka socotay shaqo ku aadan U adeegidda Shacabka Iyo gaadiidleyda oo xiligaas ku sugnaa Kastamka . Wafdiga ayaa waxaa ka qayb ahaa Agaasimaha Waaxda […]
GAROOWE – Madaxda Wasaarada Maaliyadda ayaa soo xirtay tababar u socday shaqaalaha Furdooyinka ee Wasaaradda Maaliyadda, kaasoo lugu barayay samaynta Habka Cadeynta Alaabta ka dhoofta ama kasoo degta Furdooyinka(Puntland Single Administration Document- PUNTSAD). Tababarkan ayaa lagu baranayay sida lambarka badeecadda loo waafajin lahaa sharciyadda caalamiga ah oo loogu yeero HS CODE (Harmonized System), sidoo kale […]