1630F59F-DA93-4274-A7DE-CF6D78DD129D.jpg

Kulan looga hadlay Qorshaha Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo lagu qabtay Garoowe[Sawirro]

GAROOWE – Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa maanta lagu qabtay kulan looga hadlaayay Qorshaha Wasaaradda oo ah Qorshe lix biloodle ah, kaasoo loogu talagalay in lagu wada xisaabtamp Waaxyaha wixii u qorsheysnaa iyo wax u qabsoomay Waax kasta. Shirkan waxaa Guddoomiyay Agaasimaha Guud ee W.Maaliyadda H.E Faysal Cabdullahi Warsame, isagoo ka dhagaystay Warbixin Agaasimaha Waaxda Qorsheynta […]

6C886035-E4E8-4F58-98FD-D2A493E5590D.jpg

Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Puntland oo Maamulka gobolka Bari kala hadlay dardargelinta Cashuuraha gobolka[Sawirro]

BOOSAASO – Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Dawladda Puntland ahna sii-haya xilka Wasiirka Mudane Eng. Cumar Xasan Fiqi ayaa kulan la qaatay xubno ka tirsan Golaha Wasiirada, Maamulka Gobolka Barri kan degmada Boosaaso iyo Taliska qaybta Booliska gobolka Bari. Kulankan ayaa ahaa mid uu soo qabanqaabiyay Wasiir kuxigeenka Maaliyadda, waxaana kala qaybgalay Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Xuseen […]

2138A347-40EE-4A32-9D6E-346C433D4623.jpg

Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo ku qabatay Qardho kulan looga hadlaayay Dakhliga[Sawirro]

QARDHO – Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa xarunteeda Qardho ku qabatay kulan looga hadlaayay kor u qaadida Dakhliga , shaqaalaha ay dadaal dheer ah u sameyn lahaayeen. Madaxda ka qeybgashay kulanka ayaa waxaa kamid ahaa Agaasime kuxigeenka Maamulka Keenadiid Cali Jaamac , Kuxigeenka Xisaabiyaha guud ee dowladda Cali Jaamac Gaashaan, Xisaabiyaha cusub ee Wasaaradda Maaliyadda gobolka […]

4C1C1749-4BDF-4BDC-B718-91F899EBF5C4.jpg

Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Puntland oo ka qaybgalay Xaflad ay xilka kula wareegayeen Madaxda cusub ee Airporka Boosaaso[Sawirro]

Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Eng. Cumar Xasan Fiqi ayaa garoonka diyaaradaha ee Boosaaso kaga qaybgalay xaflad xilka ay kula kala wareegayeen Maareeyahii hore Bashiir Muuse iyo Maareeyaha cusub Axmed Maxamuud Yuusuf. Xaflada xil wareejinta ayaa ka dhacday Garoonka diyaaradaha Boosaaso, waxana kasoo qaybgalay Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada, Wasiir kuxigeenka Maaliyadda, Wasiir dowlaha […]

07F99107-484A-4154-90FE-C9258FD03F3F.jpg

Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Puntland iyo Wafti uu hoggaaminayo oo gaaray Boosaaso[Sawirro]

BOOSAASO – Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Puntland ahna sii-haya xilka Wasiirka Maaliyadda Mudane Eng. Cumar Xasan Fiqi iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Ujeedada socdaalka Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Puntland ee magaalada Boosaaso ayaa qayb ka ah kormeer ku aadan shaqada iyo sidii shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda loogu Wacyigalin lahaa in ay sameeyaan […]

15AF5A81-22BA-45B7-93B2-5FB18618CCAE.jpg

Agaasimaha W/Cashuuraha Berriga W/Maaliyadda oo kulan la qaatay Duqa degmada Garoowe[Sawirro]

GAROOWE – Agaasimaha Waaxda Cashuuraha Berriga Wasaaradda Maaliyadda Mahdi Cabdulqaadir Faarax Qambi ayaa kulan la qaatay Duqa Garoowe Axmed Barre. Kulankan ayaa ka dhacay xarunta degmada ee Garoowe,Agaasimaha Waaxda Cashuuraha Berriga ayaa Duqa kala hadalay sidii ay wada shaqayn dhow ay u yeelan lahaayeen iyo midaynta Cashuuraha. Madaxda degmada Garoowe ee uu hoggaaminayo Duqa degmada […]

2833516A-9F97-4DAE-8E9B-BA478BA4CE17.jpg

Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Tababar u qabatay Ganacsatada gobolka Mudug[Sawirro]

GAALKACYO – Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland ayaa maanta tababar ku aadan barashada cashuur bixiyaha u qabatay ganacsato ka socday shirkadaha ganacsi ee gobolka Mudug , kuwaas oo gaarayay konton ganacsade. Tababarkan waxaa daahfuray Xisaabiyaha gobolka Mudug Cabdinuur Geesay iyo Maamulaha Cashuuraha Berriga Xasan Cali Mire ,waxana sidoo kale ka soo qaybgalay mas’uuliyiin kale oo ka […]

B656BEB3-53BD-4D58-BBB1-C6847A1FCCD8.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Lacag Boqol kun oo dollar ku wareejiyay Guddiga Garoonka Mire Awaare[Sawirro]

Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa maanta lacag ku wareejiyay Guddiga Garoonka Ciyaaraha Mire Awaare ee magaaladaGaroowe. Xafladda wareejinta lacagtan ayaa waxaa kasoo qaybgalay Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Eng. Cumar Xasan Fiqi, Agaasime guud kuxigeenka Dakhliga Abshir Maxamed Abshir, Agaasime ku xigeenka Maamulka Keenadiid Cali Jaamac, Duqa caasimada Garoowe Axmed Barre,Gudoomiyaha Guddiga dhaqaalaha […]

9781C6CE-FA14-4BC8-A2A1-54EAED111C74.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya[Sawirro]

GAROOWE – Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Nicolás Berlanga Martinez. Wasiirka Maaliyadda ayaa kulanka waxaa ku weheliyay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maxamed Cabdulqaadir, Xisaabiyaha Guud ee Dawladda Cumar Saakax Aadan, Agaasimaha guud ee W/Maaliyadda Faysal Cabdullahi Warsame iyo khabiirka qaybta xiriirka PFM Ruqiyo Cabdicasiis. […]

39B11964-FBAE-4044-BDDC-C3EF7B05B8E7.jpg

Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo kulan isugu yeeray Madaxda Iyo Shaqaalaha Baarista Gudaha[Sawirro]

GAROOWE – Madaxda Wasaaradda Maaliyadda ayaa kulan isugu yeeray madaxda iyo shaqaalaha Baarista gudaha ee Wasaaradda Maaliyadda ee Gobolada Puntland. Kulankan ayaa ahaa mid ku aadanaa dardargelinta shaqada qaybta Baarista gudaha Wasaaradda Maaliyadda ee gobolada Dawladda Puntland. Madaxda iyo shaqaalaha Baarista Gudaha ayaa ka yimi Gobolada Bari,Karkaar,Sanaag,Sool iyo Mudug,waxana halkaasi ka hadlay Madaxa Baarista Gudaha gobolada […]