1P8A7385.jpg

Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Puntland iyo Xubno ka socday Bangiga Adduunka oo shir yeeshay Garoowe[Sawirro]

GAROOWE – Waxaa xarunta Wasaaradda Maaliyadda ee magaalada Garoowe shir ballaaran ku yeeshay Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Puntland ee uu hoggaaminayay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Cabdullaahi Siciid Carshe iyo Xubno ka socday Bangiga Adduunka. Madaxa Bangiga Adduunka u qaabilsan Soomaaliya Mr. Hugh Riddell Iyo Madaxa Mashruuca PFM u qaabilsan Bangiga Adduunka Mr.Ikechi iyo Madaxda Wasaaradda Maaliyadda sida Wasiirka Wasaaradda […]

FB_IMG_1516653240394.jpg

Barnaamijka Habka Maareynta Xogta Maaliyadda ee FMIS oo lagu daahfuray Garoowe(Sawirro)

GAROOWE – Waxaa maanta si rasmi ah loogu daahfuray magaalada Garoowe ee caasimada Puntland Barnaamijka Habka Maareynta Xogta Maaliyadda. Xaflada daahfurka Barnaamijkan ayaa waxaa kasoo qeybgalay Madaxweyne kuxigeenka Puntland,Wasiirka Maaliyadda Puntland,saraakiil ka socotay hay’adda UNka,midowga Yurub,Bangiga aduunka,Bangiga horumarinta Africa(African development Bank),Wasaaradaha dowladda,Bangiga dowladda,hantidhowrka guud,Xildhibaano,hay’adda Punsaa iyo xubno kale. Agaasimaha guud ee Maamulka Wasaaradda Maaliyadda Puntland […]

unnamed-2.jpg

Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo martigelisay shir u dhaxeeyay Madaxda Federaalka Iyo Puntland

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe iyo Wasiir kuxigeenka Cabdisalaan Bashiir iyo madaxda kale ee Wasaaradda ayaa xarunta Wasaaradda kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo iyo Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Puntland ee Garoowe ayaa martigelisay shirweyne ay si wadajir ah u qeybgaleen Madaxweynaha Soomaaliya Iyo Madaxweynaha Puntland kaasoo […]

6-1.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Kormeer shaqo ku tagay Xarumaha Howlaha guud iyo Bisha cas ee magaalada Gaalkacyo[Sawirro]

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarumaha howlaha guud iyo Isbitaalka Bisha cas ee lafaha magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Mudane Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa kormeerkiisa ,waxaa ku weheliyay Agaasimaha guud ee Cashuuraha W/Maaliyadda Puntland Cali Farxaan iyo Xisaabiyaha guud ee gobolka Barkhadle Aadan Cadde. Wasiirka […]

1.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Dhagax-dhigay Dhismaha Kontoroolka Laanta Dusmada ee Gaalkacyo[Sawirro]

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa maanta ka dhigay-dhigay magaalada Gaalkacyo dhismaha Kontoroolka cusub uu yeelanayo Laanta Dusmada Gaalkacyo. Mudane Cabdillaahi Siciid Carshe ayaa sidoo kale ,waxaa ku weheliyay dhagax-dhiga Agaasimaha guud ee Cashuuraha W/Maaliyadda Puntland Cali Farxaan iyo Xisaabiyaha guud ee gobolka Barkhadle Aadan Cadde. Agaasimaha guud ee Cashuuraha Berriga Cali […]

26036204_1170383193097376_1542663792_o.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland Cabdillaahi Siciid Carshe oo booqday Waaxyaha Wasaaradda ee magaalada Gaalkacyo[Sawirro]

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cabdullaahi Siciid Carshe iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta booqday xarumaha Wasaaradda ee magaalada Gaalkacyo. Mudane Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa kormeer shaqo ku tagay qeybaha kala duwan ee Kastamka magaalada,Kontoroolka Koonfureed iyo sidoo kale goobaha cashuuraha lagu qaado ee Wasaaradda Maaliyadda. Wasiirka Maaliyadda Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa sidoo kale […]

IMG_2248.jpg

Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Puntland Iyo Wafti uu hoggaaminayo oo kormeer ku Tagay Kastamka CashuurahaTukaraq ee gobolka Sool[Sawirro]

Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Puntland Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan oo ay weheliyaan Xoghaya guud ee Wasaaradda Maaliyadda Axmed Jowle iyo mas’uuliyiin kale ayaa kormeer shaqo ku tagay Kastamka cashuuraha Tukaraq ee gobolka Sool. Wasiir kuxigeenka iyo Waftigiisa ayaa waxaa deegaanka kusoo dhaweeyay mas’uuliyiinta Kastamka iyo bulshada ku dhaqan deegaanka Tukaraq. Mudane Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan ayaa mas’uuliyiinta Kastamka […]

25591881_1467505439963983_3090643358585662858_n.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland Iyo Wafti uu hoggaaminayo oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Gaalkacyo[Sawirro]

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cabdullaahi Siciid Carshe iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Mudane Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa markii uu gaaray Gaalkacyo ,waxaa si weyn usoo dhaweeyay Maamulka gobolka,kan degmada,dhalinyarada Hormuudkii horumarka,Saraakiil iyo shacabka magaalada. Wasiirka Maaliyadda Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa mudada uu […]

DRZPfoyX0AE-9pl.jpg

Shirka Horumarinta Maaliyadda dalka Soomaaliya oo ka furmay magaalada Kismaayo[Sawirro]

KISMAAYO – Waxaa ka furmay magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland shir looga hadlayo hormarinta Maaliyadda dalka iyo mideynta canshuuraadka iyo weliba qaybsiga kheyraadka, waxaa si rasmi ah u furay shirkaas wasiirka maaliyadda xukuumadda federaalka ah ee Soomaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle Shirka waxaa ka qaybgalaya Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe iyo Wafti […]