D77F1F0D-580A-4404-A92E-C9F4C8F1FC29.jpg

Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo kulan la qaatay Xubno ka socday Bangiga Adduunka[Sawirro]

GAROOWE – Madaxda Wasaaradda Maaliyadda ee Puntland ayaa maanta kulan kula qaatay xarunta Wasaaradda ee Garoowe madax ka socotay Bangiga Adduunka. Madaxda Maaliyadda Puntland ee kulanka la qaatay ayaa kala ahaa Wasiiru dawlaha Maaliyadda Mudane Maxamed Cabdulqaadir, Xisaabiyaha Guud ee Dawladda Mudane Cumar Saalax Aadan,Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda Mudane Faysal Cabdullaahi Warsame, Agaasime ku xigeenka […]

ECE35A48-29D0-4BE9-BDAA-E48A26304999.jpg

Kulan lagu dardargelinayo Shaqooyinka W/Maaliyadda Puntland oo lagu qabtay Garoowe[Sawirro]

  Waxaa muddooyinkan ka socday Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Dar-dargelinta iyo dib u habeynta dhinacyada kala duwan ee shaqada Maaliyadda iyo Maamulka sida hagaajinta xisaabaadka,kobcinta dakhliga iyo dib u habeynta hanaanka shaqada. Maanta oo taariikhdu tahay 20.July.2019 waxaa lagu casumay dhammaan Wasaaraddaha iyo Hay’adaha Dowladda xarunta Wasaaradda ee Garoowe,waxaana kasoo qaybgalay Wasiiru Dowlaha W/Maaliyadda Mudane […]

B89F935D-056E-4C68-9850-35A545E95266.jpg

Agaasime Kuxigeenka Dakhliga W/Maaliyadda Puntland oo ka hadlay Cashuurta Saddex biloodka ah[Sawirro]

Goboladda Puntland waxaa si rasmi ah uga bilowday ololaha qaadista Cashuuraha gaadiid aydoo madaxda Wasaaradda Maaliyaddu ay soo saareen awaamiir ku aadan qaadista Cashuuraha gaadiidka. Agaasime guud kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Puntland Abshir Maxamed Abshir oo la hadalay Xafiiska Wacyigalinta iyo Warfaafinta Wasaaradda ayaa ka hadlay Cashuuraha Gaadiidka ee ay wadaan ….” 15-ka bishan ayaa […]

00324FDC-F030-4DAB-ADEE-5D0098F2159B.jpg

W/Maaliyadda Puntland oo martigelisay Tababar loo qabanayo Shaqaalaha Cashuuraha ee dowlaha xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya[Sawirro]

GAROOWE – Xarunta Wasaaradda Maaliyaadda ee Garoowe waxaa maanta ka furmay tababar loo qabtay shaqaalaha Cashuuraha ka shaqeeya ee Dawladdaha xubnaha ka ah  Dawladda Federaalka Soomaaliya. Daahfurka tababarkan waxaa kasoo qaybgalay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Faysal C/laahi Warsame, kuxigeenka Xisaabiyaha guud ee Dawladda Cali Jaamac Gaashaan,Keenadiid Cali Jaamac Agaasime guud kuxigeenka Maamulka iyo mas’uuliyiin […]

FF8280BE-F9D7-4912-94F0-FBD37DA74DBD.jpg

Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Puntland iyo wafti uu hoggaaminayo oo gaaray Boosaaso[Sawirro]

Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Puntland Eng. Cumar Xasan Fiqi iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Eng. Cumar Xasan Fiqi, Wasiir kuxigeenka Maaliyadda ayaa booqashadan shaqo ee Boosaaso waxaa ku weheliyay Ku Xigeenka Agaasimaha Guud ee Dakhliga Mudane Abshir Maxamed Abshir iyo mas’uuliyiin kale. Booqashada magaalada Boosaaso ayaa qayb ka ahayd […]

33D3684C-406E-4631-B5CD-19A6F2F5F1BC.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya[Sawirro]

GAROOWE – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Xasan Shire Cabdi oo weheliyaan madaxda Wasaaradda ayaa kulan la qaatay Safiitka Midowga Yurub ee Soomaaliya Mr. Nicolás Berlanga Martinez. Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Puntland ee kulan goobjooga ka ahaa waxaa kamid ah Wasiir kuxigeenka Maamulka Cumar Axmed Fiqi, Xisaabiyaha Guud ee Dawladda Puntland Cumar Saalax Aadan,Wasiir kuxigeenka Dakhliga Yaasiin Ibraahim Ciise,Wasiir Dowlaha […]

357413D3-72B5-4DF6-868F-7CCF79076829.jpg

Agaasimayaasha cusub ee W/Maaliyadda Dowladda Puntland oo xilalka la Wareegay[Sawirro]

GAROOWE – Waxaa maanta si rasmi ah xilalka ula wareegay Agaasimayaasha cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland ee uu dhawaan soo magacaabay Madaxweyne Dr Siciid Cabdullaahi Deni. Xafladda xil-wareejinta ayaa maanta ka dhacday hoollq shirarka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ay ku leedahay magaalada Garoowe. Xilwareejintan waxaa kasoo qaybgalay Wasiirka Maaliyadda Puntland, Wasiir kuxigeenka Maaliyadda,Wasiir Kuxigeenka dakhliga,Wasiir […]

A6376DDB-5DC6-4B6D-8DFD-46990EE7DC84.jpg

Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Puntland oo Tababar usoo xiray Xisaabiyaasha dowladaha hoose ee degmooyinka Puntland[Sawirro]

Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Eng. Cumar Xasan Fiqi ayaa Xisaabiyaasha Dawladaha hoose ee degmooyinka Boosaaso, Qardho, Garoowe iyo Gaalkacyo usoo xiray tababar ay ku jireen muddo afar cisho ah. Madaxda Dawladaha Hoose ayaa qaadanayay casharo la xiriira mideynta Madaxyo-xisaabeedyada ay adeegsato dowladda dhexe iyo dowladaha hoose. Casharo kala duwan ee ay qaadanayeen mudadaasi […]

96D9BEDA-6A14-4E85-98E9-96D1E62B2731.jpg

Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Tababar u qabtay ganacsatada degmada Qardho[Sawirro]

Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa maanta tababar u qabatay ganacsatada ku dhaqan degmada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar. Tababarkan ayaa ku saabsanaa faa’idada qaadashasa lambarka aqoonsigavCashuur bixiyaha iyo sida loo buuxiyo warqadihiisa. Tababarayaal ka socoday Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa casharada la xiriira faa’idada qaadashada lambarka Cashuur bixiyaha bixinayey kuwaas oo muddooyinkan ka waday Gobolada Puntland […]

8C3F9DDB-83F2-4998-ADA8-EEB846246302.jpg

Madaxweynaha Puntland oo maanta Kormeer kusoo gaaray Xarunta Wasaaradda Maaliyadda ee Garoowe[Sawirro]

Madaxwaynaha Dawladda puntland Dr Siciid Cabdulaahi Deni ayaa maanta kormeer shaqo ku yimid xarunta Wasaaradda Maaliyadda Puntland ee magaalada Garoowe. Madaxwayne Dr Siciid Cabdullaahi Dani ayaa kulan la qaatay Wasiirka Maaliyadda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi, Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Eng.Cumar Xasan Fiqi iyo Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Maaliyadda Maxamed Cabdulqaadir. Kulankaan ay wada yeesheen Madaxwaynaha Dawladda […]