Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta daah-furay dhamaystirka Cashuurta Moorka. Xaflada daah-furka oo ka dhacday Hoolka shirarka Garoowe ayaa waxaa ka soo qayb galay Golaha Xukuumada, Golaha Baarlamaanka, Duga Degmeda Garoowe, Gudoomiyaha Gobolka Nugaal, Taliyaha Qaybta Nugaal, Garyaqaanka guud, Hantidhowraha guud, Xisaabiyaha guud, Madaxda Mashaariicda Bankiga Aduunka iyo Agaasimayaal iyo shaqaale […]
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Mudane Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa furay tababar socon doona muddo 6-maalmood ah,tababarkakaas oo loo qabtay shaqaalaha kala duwan ee Wasaaradda Maaliyadda, wuxuu ku saabsanyahay Hirgelinta Wajiga Labaad ee Barnaamujka Habka Maareynta Xogta Maaliyadda FMIS (Financial Management information System) qaybihiisa kala ah. 1. Fixed asset registration module 2. TIN (Tax Payer Identification Number) […]
Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan ayaa Xilkii Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland ku wareejiyay Wasiirku xigeenka dhowaan uu u soo magacaabay Madaxwaynaha Puntland ee Wasiir Marwo Saynab Ugaas Yaasin. Xaflada Xilwareejinta ayaa ka dhacday Xarunta Wasaaradda Maliyaddu ku leedahay Boosaaso,waxana Goobjoog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda C/laahi Siciid Carshe Dhaqaaje. Wasiir kuxigeenkii hore C/salaan Bashiir ayaa […]
Wasiirka Maaliyadda Puntland Cabdiqaadir Siciid Carshe iyo Wafti uu hogaaminaayo ayaa booqaday Garoonka Diyaaradaha degmada Badhan. Booqashada Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland C/qaadir Siciid Carshe Dhaqaaje ee Garoonka Diyaaradaha Degmada Badhan ayaa qayb ka ahayd ogaan shaha Xaalada dhab tah ee Garoonka, Hab u socdka shaqada,Baahiyaha ka jira iyo la kulanka Masuuliyiinta Garoon. Wasiirka Wasaaradda […]
Wasiirka Wasaaradda Maaliyaadda Dawladda Puntland C/qaadir Siciid Carshe Dhaqaje ayaa Xisaabiyaha gobalada Sanaag iyo Haylaan iyo kuxigeenkiisa u magacaabay goboladd Sanaag iyo Hayalaan Axmed Aadan Xuseen iyo ku xigeenkiisa Siciid Daahir Qodax. Xaflada Xilwareejinta Xisaabiyayaashii hore iyo kuwa la magacaabay ayaa ka dhacday Xarunta Wasaaradda Maaliaydda Dawldda Puntalnd ee magaalada Badhan,waxana ka soo qaybgalay Wasiirka […]
Madaxwaynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wasiirka Maaliyadda C/qaadir Siciid Carshe Dhaqaaje ayaa si wada jir ah xariga uga jaray Bangiga Dawladda oo laga hirgaliyay magaalada Badhan si Bangigu uga qayb qaato fulinta adeegyada Dawaldda. Furitaanka Bangiga dawladda ee degmada Badhan ayaa mudooyinkii ugu dambaysay qaban qaabadeeda iyo u dhamaystirka qalabkiisu ahaa […]
Waxaa maanta lagu soo gabagabeeyey Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Garoowe siminaar socday Muddo 4 maalmood ah oo loo qabtay shaqaalaha Wasaaradda. Siminaarkan oo lagu baranayey Nidaamka Hirgelinta, Diyaarinta iyo Ku dhaqanka Miisaaniyadda,waxaa tababarka xirirtaankiisa kasoo qaybgalay Madaxada Wasaaradda Maaliyadda oo uu ugu horeeyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Mudane Cabdirisaaq Maxamed Xasan,Agaasimaha Waaxda Miisaaniyadda,Agaasimaha Waaxda Tababarada,Agaasimaha Waaxda […]
Waxaan maanta oo taariikhdu tahayd 10.09.2018 loo furay shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda tababar ku saabsan sida loo diyaariyo,sida loo baahiyo, sida loogu dhaqmo iyo warbixinteeda Miisaaniyadda Dakhliga it kharashka. Tababarkan ayaa waxaa goobjoog ahaa Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda Mudane Cabdirisaaq Maxamed iyo Xisaabiyaha Guud Cabdirisaaq siicd Nuur,Agaasimaha Miisaaniyadda Cabdisamad Cawad Cismaan. Tababarka waxaa furay Agaasimaha […]
Baarlamaanka Dowladda Puntland ayaa ansixiyay xisaab-xirkii dowladda Puntland ee sanadka 2017. Baarlamaanka kaldhigiisa 41aad,fadhigiisa 28aad oo ay soo xaadireen in ka badan ilaa 37 mudane ayaa waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Wakiilalda Puntland Axmed Cali Xaashi iyo Ku xigeenadiisa. Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Axmed Cali Xaashi ayaa Mudanayasha u sheegay in maanta golaha ay hortaal […]
GAROOWE – Kalfadhiga 41aad fadhigiisa 21 aad oo ay soo xaadireen in ka badan ilaa 36 mudane isla mar ahaanatana uu shir gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilalda Puntland Mudane .Axmed Cali Xaashi .. Kulankii maanta waxaa golaha horyaalay Xisaab Xirka 2017 , xisaab xirkaan oo golaha loo qaybiyey isla maanta ayaa waxaa golaha horyimid si uu […]