5I2A0382

Xiriiriyaha Mashruuca PFM-ka Puntland oo Garoowe kusoo dhaweeyey Khuburo caalami ah[Sawirro]

Waxaa soo gaaray magaalada Garoowe ee caasimada Puntland khuburo caalami ah ,kuwaasoo kala shaqeyn doona Wasaaradda Maaliyadda Puntland habka maareynta xogta maaliyadda sida Xisaabaadka iyo Cashuuraha. Xiriiriyaha mashruuca PFM-ka Mr. Abdiqadir Ahmed Hashi ayaa khuburadan kusoo dhaweeyey magaalada Garoowe ee caasimada Puntland. Mudane Cabdiqaadir Axmed Xaashi ayaa sheegay in khubaradan ka caawin doonaan Wasaaradda Maaliyadda […]

IMG_2294

Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Tababar u qabatay Shaqaalaha Wasaarada[Sawirro]

Wasaaradda maaliyadda Puntland-Soomaaliya ayaa tababar ugu qabatay hotel Gacayte ee magaalada Bosaso shaqaalaha ka howla gala wasaaradda ee ku kala sugan deegaanada Puntland. Tababarkan ayaa waxaa kala qeybgalay shaqaalaha Wasiirka iyo kuxigeenkiisa,Agaasimayaasha,Xisaabiyaasha iyo shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda. Tababarka ayaa socon doona hal maalin, waxana si rasmi ah u furay Wasiirka Maaliyadda Puntland Dr. Cabdullaahi Sheekh Axmad. […]

DSC00497

Kulan looga hadlay Arrimaha FMIS-ka oo ka dhacay magaalada Boosaaso[Sawirro]

Waxaa maanta ka dhacay xafiiska Wasiirka Maaliyadda Puntland Dr Cabdullaahi Shiikh Axmed kulan looga hadlaayey arrimaha FMIS-ka,waxaana kulanka kasoo qeybgalay Wasiir kuxigeenka maamulka W/Maaliyadda,Wasiir kuxigeenka dakhliga,Agaasimayaasha guud,Xisaabiyaha guud,maamulaha iyo khasnajiga Bangiga DPL iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee W/Maaliyadda. Ujeedada kulanka ayaa ahayd sidii loo dar-dargelin laaha kudhaqanka iyo hirgelinta barnaamujka Computeriska ah ee PFMIS […]

Axmed Yaasiin Saalax

Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Puntland oo ka hadlay Tayeynta Cashuuraha iyo qorshaha sanadka cusub

Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo safar shaqo ku soo maray qaar ka mid ah goboladda Puntland ayaa maanta waxaa uu kormeeray xarumaha dakhliga ee ku yaal magaalo ganacsiyeedka Puntland ee Bosaso. Wasiirku wuxuu sheegay in wasaaraddu ay sanadkan sii dhammaanaya ay Nidaamyo cusub oo casri oo la xiriira qaadista cashuuraha iyo u fududaynta […]

img_3732

Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Baarlamaanka horgeysay miisaaniyada 2017 (Sawirro)

Wasaaradda Maaliyadda Dowlada Puntland ayaa maanta oo Tallaada ah Taariikhduna ay ku beegan tahay 13-12-2016 waxay miisaaniyadda Dowlada 2017 horgeysa Golaha Wakiilada Puntland. Fadhi uu shir gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi oo ay ka qeybgalleen ku dhawaad Afartan Mudane oo Golaha Wakiiladda ka mid ah ayaa miisaniyadan lagu horgeeyay. Wasiirka Wasaaradda […]

img_8671

Gollaha Xukuumadda Puntland oo Ansixiyey Miisaaniyadda Wasaaradda Maaliyadda Puntland 2017 [Sawirro]

Golaha Wasiiradda Dowlada Puntland ayaa maanta meel mariyay miisaaniyadda dowlada sanadka 2017 oo in muddo ah howsheedu soo socotay, taas oo sanadkan u diyaarsan qaab ka duwan sida sanadkii hore. Qaabka diyaarinta miisaaniyada sanadkan aya waxay tahay mid ka duwan sanadkii hore,waxaana si gaar ah loo diyaariyay Dakhliga iyo Kharashka Dowladda.(Ordinary Budget) iyo misaaniyado kale […]

3

Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Puntland Axmed Yaasiin Saalax oo kulan la qaatay ganacsatada Puntland[Sawirro]

BOOSAASO – Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Puntland Mudane Axmed Yaasiin Saalax ayaa maanta kulan la qaatay ganacsatada Puntland ee ku sugan magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Wasiir kuxigeenka ayaa kulanka ,waxaa ku weheliyey Wasiir kuxigeenka Dakhliga W/Maaliyadda Puntland mudane Maxamed Jibriil Caateeye,Agaasimaha Cashuuraha beriga Cali Farxaan iyo saraakiil ka tirsan Wasaaradda. Kulanka oo lagu qabtay […]

dsc_0127

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo ka hadlay Cashuuraha (Sawirro+Video)

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Axmed Yaasiin Saalax iyo Wasiir kuxigeenka Dakhliga Mudane Maxamed Jibriil Caateeye ayaa maanta soo gaaray magaalada Boosaaso. Mudane Axmed Yaasiin Saalax oo uu weheliyo Mudane Maxamed Fibrin Caateeye ayaa kulan la qaatay Agaasimayaasha Cashuuraha,Furdada,Saraakiisha Cashuuraha,dekeda iyo qaar kamid ah shaqaalaha. Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Puntland Mudane Axmed Yaasiin Saalax oo […]

img_3577

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo kulan la qaatay Madaxa Bangiga Aduunka Soomaaliya[Sawirro]

Shirkan maanta ka qabsoomay Magaalada Garowe ee Xarunta Dowlada Puntland ayaa waxaa uu ahaa mid dhex Marayay Xubnaha Wasaradda Maaliyadda iyo Masuulka ugu sareeya Xafiiska Bankiga Adduunka uu ku leeyahay Dalka Somalia. Shirkan oo Mudo saacadaha soconayay ayaa waxaa diirada lagu saaray qodobo dhowr ah oo ku saabsan sidii loo hagaajin lahaa maamulka xisaabaadka lacagta […]

img_1644-1

Wasiir Kuxigeenka Dakhliga ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo la dhaariyey

Xarunta madaxtooyada Garowe ayaa waxaa lagu dhaariyey Wasiir kuxigeenka dakhliga ee Wasaarada Maaliyada Puntland mudane Maxamed Jibriil Caateeye. Munaasabadda dhaarinta ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Madaxweyne ku xigeenka Puntland ahna ku simaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey, masuuliyiin ka tirsan Maxkamada sare ee dawlada Puntland iyo qaar kamid ah saraakiisha Madaxtooyada. Madaxweyne ku […]