7.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Kormeer shaqo ku tagay Garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso[Sawirro]

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa maanta kormeer shaqo ku tagey garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Mudane Cabdullaahi Siciid Carshe,waxaa ku weheliyay kormeerkiisa shaqo Agaasimaha guud ee W/Maaliyadda Cabdirisaaq Xasan Maxamed,Agaasimaha kuxigeenka dakhliga Mudane Cismaan Buux Cali,Agaasimaha Waaxda Miisaaniyada Cabdisamad Surato iyo xubno kale. Garoonka diyaaradaha ee Boosaaso waxa […]

21.jpg

Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Dayactir ku sameynasa Xarunta Ciidanka SPU-da Boosaaso[Sawirro]

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xeradii hore ee Guulwadayaashii Dowladii hore ee Soomaaliya haddana xarun u ah Ciidamada SPU-da taasoo ku taala gudaha magaalada Boosaaso. Wasiir Carshe,waxaa ku weheliyay kormeerkiisa Agaasimaha guud ee W/Maaliyadda Cabdirisaaq Xasan Maxamed,Agaasimaha kuxigeenka dakhliga Mudane Cismaan Buux Cali,Agaasimaha Waaxda Miisaaniyadda Cabdisamad […]

10.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Xariga ka jaray dhisme laga hirgeliyay W/Maaliyadda ee Boosaaso[Sawirro]

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa maanta xariga ka jaray dhisme cusub oo dib u dayactir ku sameysay Wasaaradda Maaliyadda ee xarunta magaalada Boosaaso. Xafladda xarig-jarka ayaa waxaa Wasiirka kula weheliyay Wasiir dowlaha W/Maaliyadda Maxamuud Faarax Beeldaaje,Agaasimaha guud ee W/Maaliyadda Mudane Cabdirisaaq Maxamed Xasan,Agaasime Kuxigeenka guud ee Maamulka W/Maaliyadda Mudane Cali […]

FB_IMG_1522741817632.jpg

Wasiirka Maaliyadda DPL Mudane Cabdullahi Saciid Carshe ayaa kulan gaar ah la qaatay Xisaabiyayaasha gobolada[Sawirro]

Wasiirka Maaliyadda DPL Mudane Cabdullahi Saciid Carshe ayaa kulan gaar ah la qaatay Xisaabiyayaasha gobolada ee W/Maaliyadda. Xisaabiyaasha ayaa ka kala yimi gobolada Bari, Gardafud, Karkaar, Sanaag, Sool, Nugaal iyo Mudug, waana kulankii ugu horeeyey oo Madaxda Xisaabiyayaasha oo dhami halmar kasoo wada qaybgalaan,kaasoo ujeedadiisu ahayd qodobada soo socda. Inay ka warbixiyaan xisabiyashu shaqaooyinkan u […]

29594540_210346763032621_1385927276775744787_n.jpg

Garoowe: Tababar loo soo xiray Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda Puntland[Sawirro]

Waxaa maanta oo taariikhdu tahay April 2, 2018, lagu soo gabagabeeyey hoolka Wasaaradda Maaliyadda Puntland ee Garoowe tababar mudo 3 maalmood ah ka socday shaqaale ka tirsan Wasaaradda. Tababarkan ayaa ku saabsanaa sidii shaqaalaha Xisaabaadka ee Wasaaradda Maaliyadu u isticmaali lahaayeen warbixinada nidaamka Computerized ah ee FMIS, sida warbixinada kharashaadka,Dakhliga,Miisaaniyadda kuwaasoo ay heli karaan maalinle, […]

29791607_2092925220941555_3486157493585669365_n-1.jpg

Tababar ku saabsan Habka Maareynta Xogta Maaliyadda oo loo qabtay Shaqaalaha W/Maaliyadda[Sawirro]

Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa maanta lagu qabtay Tababar ku saabsan Habka Maareynta Xogta Maaliyadda iyo Warbixinada Barnaamujka FMIS sida Warbixinta Dakhliga iyo Warbixinada Kharashka oo ah Maalinle, Asbuucle, Bile iyo sanadle. Tababarkan ayaa furitaankiisii waxaa kasoo qeybgalay soo qaybgalay mas’uuliyiinta iyo shaqaalaha Xisaabaadka gobolada Puntland sida Mudug, Nugaal, Karkaar, Sool, Sanaag, Bari iyo Gardafuu. […]

29597610_2090665991167478_1195620666239376933_n.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe oo Dhagax dhigay Wadada Wasaaradaha ee Garoowe[Sawirro]

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cabdullaahi Siciid Carshe iyo duqa degmada Garoowe Xasan Maxamed Ciise(Goodir) ayaa maanta si wadajir ah u dhagax-dhigay Wadada Wasaaradaha ee Garoowe. Wadada Wasaaradaha ayaa ah mid isku xiraysa magaalada iyo halka ay ku yaalaan inta badan xarumaha dowladda ee dhinaca waqooyi bari ka xigta magaalada Garoowe. Wasiirka Maaliyadda Puntland Mudane […]

29572617_2090186874548723_6628898697765689253_n.jpg

Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo martigelisay Shir lagula Xisaabtamayay Hay’adaha caalamiga ah ka howlgala Puntland[Sawirro]

Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa maanta martigelisay kulan ballaaran oo lagula xisaabtamayay Hay’adaha caalamiga,kuwa dowliga ah iyo kuwa aan dawliga ahayn(NGO) ee ka howlgala Puntland. Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo shir guddoomiyay ayaa waxaa ku weheliyay dhammaan wasaaradaha ay ka kooban tahay xukuumada Dawladda Puntland, saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Dawldda Puntland iyo […]

1-1.jpg

Kulan looga hadlay horumarinta Bangiyada Puntland oo lagu qabtay W/Maaliyadda Puntland [Sawirro]

Waxaa maanta lagu qabtay xarunta Wasaaradda Maaliyadda Puntland ee Garoowe shir ballaaran oo ahaa sidii loo dardagelina lahaa mashruuca Iskoor ,kaasoo kamid ah mashaariicda Bangiga Adduunka la wado Puntland. Wasiirka Maaliyadda Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe oo shir guddoomiyaya shirka ayaa waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha Bangiyada Puntland,Guddoomiye Kuxigeenka Bangiyada,Agaasimaha guud ee Madaxtootada Puntland,Xisaabiyaha guud,Agaasime Kuxigeenka Maamulka […]