29791607_2092925220941555_3486157493585669365_n-1.jpg

Tababar ku saabsan Habka Maareynta Xogta Maaliyadda oo loo qabtay Shaqaalaha W/Maaliyadda[Sawirro]

Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa maanta lagu qabtay Tababar ku saabsan Habka Maareynta Xogta Maaliyadda iyo Warbixinada Barnaamujka FMIS sida Warbixinta Dakhliga iyo Warbixinada Kharashka oo ah Maalinle, Asbuucle, Bile iyo sanadle. Tababarkan ayaa furitaankiisii waxaa kasoo qeybgalay soo qaybgalay mas’uuliyiinta iyo shaqaalaha Xisaabaadka gobolada Puntland sida Mudug, Nugaal, Karkaar, Sool, Sanaag, Bari iyo Gardafuu. […]

29597610_2090665991167478_1195620666239376933_n.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe oo Dhagax dhigay Wadada Wasaaradaha ee Garoowe[Sawirro]

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cabdullaahi Siciid Carshe iyo duqa degmada Garoowe Xasan Maxamed Ciise(Goodir) ayaa maanta si wadajir ah u dhagax-dhigay Wadada Wasaaradaha ee Garoowe. Wadada Wasaaradaha ayaa ah mid isku xiraysa magaalada iyo halka ay ku yaalaan inta badan xarumaha dowladda ee dhinaca waqooyi bari ka xigta magaalada Garoowe. Wasiirka Maaliyadda Puntland Mudane […]

29572617_2090186874548723_6628898697765689253_n.jpg

Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo martigelisay Shir lagula Xisaabtamayay Hay’adaha caalamiga ah ka howlgala Puntland[Sawirro]

Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa maanta martigelisay kulan ballaaran oo lagula xisaabtamayay Hay’adaha caalamiga,kuwa dowliga ah iyo kuwa aan dawliga ahayn(NGO) ee ka howlgala Puntland. Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo shir guddoomiyay ayaa waxaa ku weheliyay dhammaan wasaaradaha ay ka kooban tahay xukuumada Dawladda Puntland, saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Dawldda Puntland iyo […]

1-1.jpg

Kulan looga hadlay horumarinta Bangiyada Puntland oo lagu qabtay W/Maaliyadda Puntland [Sawirro]

Waxaa maanta lagu qabtay xarunta Wasaaradda Maaliyadda Puntland ee Garoowe shir ballaaran oo ahaa sidii loo dardagelina lahaa mashruuca Iskoor ,kaasoo kamid ah mashaariicda Bangiga Adduunka la wado Puntland. Wasiirka Maaliyadda Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe oo shir guddoomiyaya shirka ayaa waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha Bangiyada Puntland,Guddoomiye Kuxigeenka Bangiyada,Agaasimaha guud ee Madaxtootada Puntland,Xisaabiyaha guud,Agaasime Kuxigeenka Maamulka […]

1P2A8369.jpg

Tababar Garoowe loogu soo xiray Shaqaalaha W/Maaliyadda ee Waaxda Cashuuraha[Sawirro]

Waxaa si rasmi ah loogu soo gabagabeeyey magaalada Garoowe gaar ahaana Xarunta W/Maaliyadda Tababar u socday shaqaale ka tirsan Wasaaradda oo ka socday Saddex gobol oo Puntland ah. Tababarkan ayaa ,waxaa uu ku saabsanaa sidii shaqaalaha canshuuraha berriga aqootooda kor loogu qaadi lahaa iyadoo la barayo qaabka dakhli xaraynta,qaabka warbixinada loo diyaariyo guud ahaa. Agaasimaha […]

FB_IMG_1521301796731.jpg

Shir looga hadlay horumarinta Cashuuraha gaar ahaana dakhliga oo lagu qabtay Qardho [Sawirro]

Waxaa lagu qabtay magaalada Qardho kulan looga hadlay sidii loo dardargelin lahaa Wadashaqeynta Wasaaradda Maaliyadda iyo laamaha kale ee dowladda loona xoojin lahaa ururinta canshuuraha gaar ahaana kor u qaadida arrimaha dakhliga. Kulanka ayaa looga dooday sidii kor loogu qaadi lahaa dakhliga loona horumarin karo ururinta canshuuraha. Xisaabiyaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda gobolka Karkaar iyo […]

1.jpg

Shaqaalaha W/Maaliyadda Puntland oo Tababar looga furay magaalada Garoowe[Sawirro]

Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland ayaa maanta tababar u furtay shaqaale ka tirsan Wasaaradda ee ka kala socday saddex gobol oo ka tirsan Puntland. Tababarkan ayaa ,waxaa uu ku saabsanaa sidii shaqaalaha canshuuraha berriga aqootooda kor loogu qaadi lahaa iyadoo la barayo qaabka dakhli xaraynta,qaabka warbixinada loo diyaariyo guud ahaa. Agaasimaha Waaxda Qorsheynta,Tababarada iyo Tirakoobka Cabdiqaadir […]

FB_IMG_1521006633637.jpg

Tababar loogu soo xiray Garoowe shaqaale ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda Puntland[Sawirro]

Waxaa maanta ugu soo xirmay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland tababar loo qabtay shaqaalaha Qasaaradda Maaliyadda gaar ahaan qeybaha Xisaabaadka guud iyo Miisaabiyadda. Tababarkan ayaa lagu baranayay Maamulka Xisaabaadka iyo Miisaaniyadda taasoo shaqaalaha si fiican loogu faahfaahiyay muhiimada casharada. Tababarkan ayaa waxa si wadajir u bixinayay khuburo ka socotay Bangiga adduunka iyo Hay’adda UNICOM. Xisaabiyaha […]

FB_IMG_1520351262492.jpg

Tababar ku saabsan Hab-raaca Xisaabaadka iyo Miisaaniyadda oo Garoowe uga furmay Shaqaalaha W/Maaliyadda Puntland[Sawirro]

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Cabdulaahi Siciid Carshe Dhaqaaje ayaa maantay tababar u furay qaar kamid ah shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda Puntland. Tababarkaan oo ku saabsan hab-raaca xisaabaadka iyo miisaaniyadda dowladda Puntland ayaa loo qabtay shaqaalaha ka shaqeeya xafiisyada xisaabaadka Wasaaradda maaliyadda ee sagaalka gobol ee Puntland. Tababarkaan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa xiriiriyaha mashruuca PFM ee […]