Wasiir ku Xigeenka Maaliyadda Dawaladda Puntland Cabdi Salaam Bashiir Cabdi Salaam, Gudoomiye kuxigeenk Bangiga Maxamed Siciid Hogaamo,Xisaabiye ku xigeenka Guud ee Dawladda Puntland Xasan Cali ayaa Bangiga dhexe ee Dawladda Puntland ku soo dhoweeyay Wasiirka Maaliyadda Jubaland C/rishiid Shire oo soo booqday Bangiga Dhexe ee Puntland. Wasiirka Maaliyadd Jubaland intii uu ku sugnaa Bangiga Dhexe […]
Shirkii ay martigelisay dowladda Puntland gaar ahaana Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo u dhaxeeyey Wasaaradda Maaliyadda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada dalka ayaa lagu soo gabagabeeyey magaalada Garoowe. Shirka ayaa looga hadlay dhaqaalaha dalka iyo mideynta cashuuraha guud ee Soomaaliya ,waxaana ka qeybgalay Wasiirka Maaliyadda dowladda Federaalka,Wasiirka Maaliyadda Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe oo martigeliyey,Galmudug,Hirshabelle,Koonfur galbeed iyo […]
Wasiirka Maaliyadda Puntland Mudane Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa maanta kusoo dhaweeyey magaalada Garoowe Wasiirka Maaliyadda Federaalka Cabdiraxmaan Beyle iyo wafti uu hoggaaminayo. Wafdiga Wasiirka Maaliyadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Beyle ayaa waftigiisa waxaa kamid ahaa qaar kamid ah Wasiirada Maaliyadda ee maamulada Jubbaland,Galmudug iyo Koonfur Galbeed. Wasiirka Maaliyadda Puntland Mudane Cabdullaahi Siciid Carshe ,Wasiir Kuxigeenka Cabdisalaan […]
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe iyo madax ka tirsan Wasaaradda uu hoggaaminayey ayaa maanta booqday garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso. Mudane Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa waxaa kamid ahaa xubnaha ku weheliyey booqashadiisa Wasiir Kuxigeenka dakhliga,Wasiir dowlaha,Agaasimaha guud,Xisaabiyaha,Xoghayaha guud iyo xubno kale. Wasiirka Maaliyadda Puntland ayaa kormeeray qeybaha uu ka kooban yahay garoonka diyaaradaha […]
Wafti ballaaran oo ka socday Wasaaradda Maaliyadda Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada dalka ayaa maanta soo gaaray magaalada Garoowe. Waftigan oo kasoo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe ayaa la kulmay soo dhaweyn ballaaran. Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Puntland Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan iyo Agaasimaha Cashuuraha Berriga Cali Farxaan iyo madax ka tirsan Bangiga Adduunka ayaa waftigan […]
Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Puntland Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan oo ka ambabaxay magaalada Boosaaso oo howlo shaqo u joogay ayaa tagay magaalada Waaciye ee gobolka Karkaar. Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Puntland Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan ayaa degmada Waaciye ee gobolka Karkaar markii uu gaaray booqday kaga qeybgalay kulan ka dhacay Isbitaalka degmada. Isbitaalka degmada ayaa waxaa ka socday shir […]
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay xarumaha Wasaaradda ee magaalada Boosaaso. Wasiir Cabdullaahi Carshe ayaa booqashiisa shaqo ,waxaa ku weheliyey Wasiir Kuxigeenka Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan,Wasiiru dowlaha Maxamuud Faarax Beeldaaje,Xisaabaha Guud Cabdirisaaq,Agaasimaha Furdooyinka Cismaan Buux iyo xubno kale. Mudane Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa xarumaha uu booqday,waxaa kamid ah Cashuuraha […]
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe iyo wafti uu hoggaaminayey ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Dekeda weyn ee magaalada Boosaaso. Mudane Cabdullaahi Carshe ayaa waxaa kormeerkiisa shaqo ku weheliyey Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Puntland Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan,Xisaabiyaha guud,Agaasimayaasha iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Wasaaradda. Wasiirka Maaliyadda Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa ugu horeyn […]
Wasiirka Maaliyadda Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Puntland ayaa ka qeybgalay shir lagu heshisiinayey beelo walaalo ah kaasoo ka dhacay magaalada Carmo ee gobolka Bari. Wasiirada ka qeybgalay ayaa kala ah Wasiirka Amniga Axmed Cabdullaahi Yuusug,Wasiirka Arrimaha gudaha Cabdullaahi Cali Xirsi,Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan,Guddoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays,maamulka […]
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe iyo wafti ballaaran uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Boosaaso. Wasiirka ayaa ,waxaa ku weheliyey socdaalkiisa Wasiir Kuxigeenka,Wasiir Kuxigeenka Dakhliga,Xisaabiyaha iyo madax kale oo ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda Puntland. Wasiirka Maaliyadda Puntland oo markii hore kasoo ambabaxay magaalada Garoowe,ayaa markii uu soo gaaray Kontoroolka waxa uu kulan […]