GAROOWE – Xukuumadda uu hoggaaminayo Mudane Madaxweyne Siciid Cabdulaahi Deni waxaa ay higsanaysaa dib u casriyeynta xarumaha shaqada Dowladda dhammaan gobolada dalka si bulshadu u helaan xarumo horumarsan.
Xarunta dhexe ee Wasaaradda Wasaaradda Maaliyadduna waxa ay qayb ka tahay xarumaha dib u casriyayta lagu sameeyey.
Dhismaha xarumaha Dowladdu waxa ay ku yimaadeen ka dib markii Bulshada Puntland cashuuraha ku waajibay ay bixiyeen. Fadlan muwaadin bixi cashuurta si aynu uga shaqayno dib u dhiska dalka.