News Somali News May 13, 2024 / Osman Turabi / 0 Comments Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo kulan la qaatay Safiirka Sweden ee Soomaaliya[Sawirro] GAROOWE- Kulan dhex maray Madaxda Wasaradda Maaliyadda, Agaasimaha Guud ee Bangiga Dowladda Puntland iyo Safiirka Dowladda Sweden ee Soomaaliya Amb. Joachim Waern ayaa laysku waydaarsaday warbixino kala duwan, waxaana laysku afgartay dhammaan wax yaabihii ay ka wada hadleen Madaxda Wasaaradda Maaliyadda iyo Safiirka Dowladda Sweden ee Soomaaliya.BaahintiiXafiiska Wacyi-gelinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland