GAROOWE – Waxaa maanta shir isugu yimid Gudigga uu Madaxwaynaha Puntland u magaacabay midaynta cashuuraha iyo kala xaddaynta cashuuraha Dawladda hoose iyo dawladda dhaxe. Shirkan waxaa kasoo qaybgalay xubno ka kala socday Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland, Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Guddoomiyaasha dagmooyinka qaybtood. Shirkan ayaa ujeedkiisu ahaa sidii looga wada hadli lahaa nidaaminta cashuuraha Dawaladaha […]
GAROOWE – Maanta oo taariikhdu tahay 31.10.2020 waxaa xarunta dhexe ee Wasaradda Maaliyadda Dawladda Puntland ee Garoowe lagu daahfuray tababar loo qabanayey Waaxyaha kala duwan ee shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda Puntland. Tababarka oo ku saabsanaa Xeerka shaqaalaha Dawladda Puntland iyo Xeerka anshaxa shaqaalaha dawladda ,wuxuuna socon doona muddo dhan labo casho. Ujeedka guud ee tababarka ayaa […]
Garowe – The meeting, which is a bi-monthly meeting between the Puntland Presidency and the Directors General of Puntland Ministries and Independent Agencies, opened today in Garowe, the capital of Puntland. The conference is particularly focused on implementation of TSA (Treasury Single Account) , in order to unificate the accounts of Government Ministries, Department […]
GAROOWE – Waxaa xafiiska Wasaarada Maaliyadda Dawladda Puntland aqoon karorsi u yimid shaqaale ka socday Xafiiska Xisaabaadka guud ee Dawladda Fadaraalka Iyo Dawladaha xubnaha ka ah. Xisaabiyaha guud ee Dawladda Puntland Mudane Cumar Saalax Aadan ayaa si qeyn ugu soo dhaweeyay Xafiiska Wasaaradda Maaliyadda ee Garoowe. Hawl-wadeenada Xafiiska Xisaabaadka guud ee Dawladda Federaalka Iyo Dawladaha […]
GAROOWE – Shirkan oo labadii bilood ay mar iskugu yimadaan Madaxtooyada Puntland iyo Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha iyo Hay’adaha Madax banaan ee Dowladda Puntland ayaa maanta ka furmey magaalada Garoowe ee caasimada Puntland. Shirkan ayaa waxaa si gaar ah diirada loogu sarayaa qodobo ay kamid yihiin sidii wada shaqeyn dhow u yeelan lahayeen Agaasimayaasha Guud,Mideynta […]
SOOL – Waftigaan uu hogaaminayey Agaasime kuxigeenka Guud ee Dakhliga ee Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Abshir Maxamed Abshir ayaa kormeer ku tagay Kastamka deegaanka Faliryaale ee gobolka Sool, halkaas oo ay ka socotay shaqo ku aadan U adeegidda Shacabka Iyo gaadiidleyda oo xiligaas ku sugnaa Kastamka . Wafdiga ayaa waxaa ka qayb ahaa Agaasimaha Waaxda […]
GAROOWE – Madaxda Wasaarada Maaliyadda ayaa soo xirtay tababar u socday shaqaalaha Furdooyinka ee Wasaaradda Maaliyadda, kaasoo lugu barayay samaynta Habka Cadeynta Alaabta ka dhoofta ama kasoo degta Furdooyinka(Puntland Single Administration Document- PUNTSAD). Tababarkan ayaa lagu baranayay sida lambarka badeecadda loo waafajin lahaa sharciyadda caalamiga ah oo loogu yeero HS CODE (Harmonized System), sidoo kale […]
GAROOWE – Shirkan ay isugu yimaadeen Madaxda ugu saraysa Wasaaradda Maaliyadda, Wasaaradda Ganacsiga Bangiga Dawladda Puntland, xubno ka socda Bangiyadda ka howgalla Puntland sida Som Bank, Amal Bank,Dahabshiil Bank iyo shirkaddaha bixiyaha adeega lacagaha mobilka sida Golis iyo Somtel. Shirkan ayaa u jeedkiisu ahaa xakamaynta iyo hoos u dhigida sarifka lacagaha gaar ahaan dollarka iyo […]
GAROOWE – Waxaa maanta xarunta Wasaarada Maaliyadda Dawladda Puntland ee magaalada Garoowe ka furmay shirka midaynta miisaaniyadaha dalka, Shirkan oo u furmay Guddiga Midaynta Miisaaniyadda ayaa ugu horayn waxaa ka hadlay Agaasimaha Waaxda Miisaaniyadda Wasaarada Maaliyada Puntland Cabdisamad Cawad Cismaan wuxuuna faahfaahin ka bixiyey shaqooyinka ay Guddigani qaban doonaan mudada ay ku sugan yihiin magaalada […]
GAROOWE – Xafladdan ayaa ujeedkeedu ahaa abaal-marinta Shaqaalaha Dakhliga ee Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland, waxaana soo agaasimay Agaasinka Dakhliga W/Maaliyadda waxayna hadafkeedu ahaa sidii shaqaalaha Dakhliga loo gudoonsiin lahaa abaal-marino kala duwan oo ay ku muteysteen soo uruurinta dakhliga iyo dadaalo dheeri ah oo ay ka sameeyeen goobahadooda shaqada iyo sidoo kale in ay si wanaagsan […]