BOOSAASO – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi oo uu weheliyay Taliyaha Ciidamada Booliska ayaa maanta kormeer shaqo ku tegey xarunta Wasaaradda Maaliyadda ee magaalada Boosaaso. Wasiirka ayaa waxaa xarunta Wasaaradda ku soo dhoweeyey mas’uuliyiinta Wasaaradda oo warbixin ka siiyey shaqada ay u hayaan shacabka. Intaas kadib Wasiirka ayaa waxa uu booqday […]
QARDHO – Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ee gobolka Karkaar ayaa bilaabay Ololaha lagu soo qabanayo Gaadiidka aan bixin Cashuurta ku waajibay. Ciidamada Ilaaladda Cashuurta ayaa baro- Kontarool oo lagu hubinaayo gaadiidka aan Cashuurta bixin ka hirgeliyay qaybo ka mid ah wadooyinka magaalada Qardho. Gaadiidka aan cashuurnayn ee ay qabtaan Ciidamadu ayaa lageeyay rugaha kala […]
BOOSAASO – Xaflad ay soo agaasintay Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo kaashanaysa Mashruuca CRATES ayaa lugu qabtay magaalada Boosaaso Bosaso. Xafladan ayaa ujeedkeedu ahaa sidii loogu dabaal dagi lahaa Maalinta Furddooyinka Adduunka oo sanad kasta laga xuso caalamka. Kulanka ayaa waxaa kasoo qayb galay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda, Wasiirka Wasaaradda Dekadaha, Taliyaha Ciidanka Booliska, Gudoomiyaha degmada, […]
BOOSAASO – Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa kormeer shaqo ku tegey Dekedda Boosaaso iyo xarunta Wasaaradu ku dhex leedahay Dekedda. Wasiirka Maaliyadda waxaa halkaasi ku soo dhoweeyay Maamulaha Furdada Maxamed Yuusuf iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Wasaaradda. Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa soo dhexmaray qaybaha kala duwan ee ay dekeddu […]
BOOOSAASO – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi oo safar shaqo ku jooga magaalada Boosaaso ayaa maanta ka qaybgalay kulan ka dhacay xarunta gobolka Bari oo ay isugu yimaadeen Maamulka gobolka, kan degmada Boosaaso iyo taliska ciidanka ammaanka. Shirkaan waxaa kaloo Wasiirka ku weheliyey Wasiirka amniga, Wasiirka Dekedeha Wasiirka Haweenka, taliyaha qaybta […]
GAROOWE – Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa soo saartay go’aan lagu xakamaynaayo lacagaha laysaga safriyo Gobolada kala duwan ee Puntland. Wasiir kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Cabdi Ibraahim Warsame “Qawdhan” warqad qoraal ah oo ka soo baxaday Xafiiskiisa Dakhliga ayaa amar lagu siiyay baraha kantarool ee Puntland. In uusan u kala gudbi karin gaadiid […]
GAROOWE – Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta Shir-guddoomiyay Shir gaar ah oo looga hadlayay xal u helida cabashooyinka la xiriira shillin Soomaaliga,kaasoo lagu qabtay xarunta Wasaaradda Maaliyadda Puntland ee Garoowe ayaa guddi u magacaabay cabashooyinka la xiriira shillin Soomaaliga. Guddigan ayaa kasoo tala bixin doona cabashooyinka la xiriira shillin Soomaaliga, waxayna […]
GAROOWE – Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa hadda Shir-guddoominaya Shir gaar ah oo looga hadlayo xal u helida cabashooyinka la xiriira shilling Soomaaliga. Madaxweynaha Puntland , waxaa kulanka ku weheliya Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaa ka qeybgalay Madaxweynihii hore Puntland Senator Cabdiraxmaan Faroole, mas’uuliyiinta Wasaaraddaha Arrimaha Gudaha, […]
GAROOWE – Shirka sanadlaha ah ee maamul baahinta Maaliyadeed ee Puntland oo ka dhacday magaalada Garoowe ayaa waxaa ka qaybgalay qaar kamid ah Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha Dowladda,Xisaabiyaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda,Agaasimayaasha Maamulka,Maaliyada iyo Qorshaynta Wasaaradaha,Hanti-dhowrka guud,Xafiiska Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Puntland iyo madax ka socota UN CDF. Shirka ayaa diirada lagu saaray sidii adeegyada arimaha […]
GAROOWE – Guddiga Arrimaha Dhaqaalaha Sarifka iyo Dhaqdhaaqa Suuqyada Puntland oo manta shir ku yeeshay Wasaaradda Maaliyadda kuwaas oo uga arinsanayay arimaha dhaqaalaha wadanka iyo dhaqdhaqaaqa suuqayadda. Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Cabdi Ibraahim Warsame (Qowdhan)oo Warbaahinta la Wadaagay go’aamo iyo amaro ay soo gudbiyeen Guddiga La-Tacaalida sicir-bararka ee Xukuumadda Puntland ayaa ahaa sidan : […]