Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa kulan laqaatay Agaasimayaasha Wasaaradaha Dawladda Puntland kulankaasi ayaa ka dhacay Xarunta Wasaaradda ee magaalada Garoowe. Kulankan oo qabtay Agaasimayaasha Wasaaraddaha iyo Maamulka waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirku Xigeenka Maaliyadda, Wasiirku Xigeenka dakhliga Maaliyadda, Wasiiru dawlaha Maaliyadda, Xisaabiyaha Guud ee Dawladda, ,Hanti Dhawrka, Xeer ilaaliyaha,Agaasimaha guud ee […]
Madaxda Wasaaradda Maaliyadda ee gobolka Nugaal ayaa wada Diwaangalinta Foomka meheradaha ganacsi iyo qabasha gaadiidka aan Cashuurta bixin. Foomka diwaangelinta goobaha ganacsi ayaa noqon doona mid si buuxda loo taabagelin doono,waxaana ku hawlan shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda oo ku jira diwaangelinta. Maamulaha Cashuuraha Berriga Wasaaradda Maaliyadda ee gobolka Nugaal Cabdiwahaab Faarax Cali ayaa uga warbixiyay Xafiiska […]
Wasiirka Maaliyadda ee dowladda Puntland Xasan Shire Cabdi oo ay weheliyeen xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Dawladda, Maamulka Gobolka Mudug, kan Degmada iyo madaxda Wasaaradda Maaliyadda Gobolka Mudug ayaa xariga ka jaray Kastamka cashuuraha Wasaaradda Maaliyadda iyo dowladda hoose ee Galkacyo kaasoo laga hirgashay laanta Dusmada oo dhanka waqooyi ka xigta magaalada Gaalkacyo. Ismaaciil C/nuur […]
Tababar muddo labo cisho ah u socday Xisaabiyaasha iyo qaybta Maamulka shirkadaha Ganacsi ee gobolka Nugaal ayaa si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland. Xisaabiyayaasha shirkadaha Ganacsi ayaa la baray casharo la xiriira Cashuuraha Berriga iyo fahamkooda,waxana soo diyaariyay madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland. Soo afmeerida tababarkan waxaa ka soo qayb […]
Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Tababar u qabatay ganacsatada ka howlgasha gobolka Nugaal[Sawirro]
Xarunta Wasaaradda Maaliyaddu ku leedahay magalaada Garoowe ayaa lagu qabtay tababar socon doona labo cisho loona qabtay Ganacsatada ka howlgasha Gobolka Nugaal gaar ahaan Caasimadda ee Garoowe. Tababarkan ayaa la xiriira casharo la barayo Ganacsatada Cashuur bixiyaasha si ay faham dheeraad ah uga helaan habka bixinta Cashuuraha. Tababarkan waxaa daahfuray Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda […]
Guddiga dibu habaynta Maamulka Hay’addaha Dowlada ee gobolka Mudug Oo ay Guddoomiye iyo guddoomiye kuxigeen ka yihiin Wasiirka arrimaha guddaha iyo Wasiirka Maaliyadda Dowlada Puntland Xasan Shire Cabdi iyo Mas’uuliyiin kale ayaa Safar ay ugu kuur-galayaan Xaaladdaha Deegaan, Mid dhaqaale iyo Xaalada Amni ku tagay degmada Galdogob iyo Deegaanka Daaru-salaam ee Gobolka Mudug. Wafdigan ayaa […]
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Xasan Shire Cabdi iyo Wasiirka Arrimaha Guddaha Maxamed C/raxman Dhabancad ayaa maanta gaaray Magaalada Galkacyo. Wasiiraddan ayaa waxa tuulada margaaga oo 55 KM u jirta Gaalkacyo kusoo dhoweeyay mas’uuliyiin ay kamid ahaayeen Guddoomiyaha gobolka Mudug labadiisa kuxigeen iyo Saraakiisha Taliska Booliska gobolka Mudug. Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi […]
Ogeysiis Cashuerta Moorka …..GUJI
Madaxwayne kuxigeenka Dawladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Axmed Karaash ayaa daahfuray Mashruuca kobcinta iyo Abaabulka Dakhliga, Maareynta Maaliyadda Dawladda iyo xoojinta Awoodaha Dhaqale. Mashruucan ayaa ah mid uu maalgalinaayo World Bank, waxana ganacsatada Puntland lagu baridoonaa habka wanaagsan ee bixinta Cashuuraha. Daahfurka mashruucan waxaa ka soo qaybgalay Madaxwayne kuxigeenka Puntland Axaned Cilmi Cismaan Karash,Wasiirku […]
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Muddane Xasan Shire Cabdi oo kamid ah guddiga dhawaan madaxweynuhu u magacaabay habeynta hay’addaha dowlada ee gobolka Mudug ayaa ka qaybgalay xaflad ay xilka kula kala wareegayeen Maamulka Gobolka iyo taliska Booliska. Xil-wareejintan ay xilka kula kala wareegayeen Guddoomiyaha gobolka Mudug,labadiisa kuxigeen iyo Taliyaha cusub ee qeybta Booliska ayaa ka […]