Wasiirka Wasaardda Maaliyadda Dawladda Puntland Xasan Shire Cabdi ayaa kulan laqaatay madaxda Baarista dakhliga gudaha Wasaaradda Maaliyadda. Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Mudane Xasan Shire iyo madaxda kale waxay kulan kaga ogaanaayeen shaqada ay qabtaan Madaxda Baarista dakhliga gudaha Wasaaradda Maaliyadda. Madaxda Baarista dakhliga gudaha ayaa soo bandhigay habka ay uga shaqeeyaan gobolada Puntland,xogta ay hayaan iyo […]
Madaxada Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland ee uu hormuud u yahay Wasiirka Wasaaradda Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa kulan la qaatay Madaxda Mashaariicda GPLG iyo Bangiga Adduunka. Kulanka ayaa ka dhacay xarunta Wasaaradda Maaliyaada ee magaalada Garoowe ee caasimada Dowladda Puntland. Waxaa kasoo qayb galay Wasiirka Maaliyadda,Wasiirku Xigeenka Maaliyadda,Wasiiru dawlaha Maaliyadda,Wasiirku Xigeenka Dakhliga,Agaasimaha Guuud iyo Xiriiriyayaasha […]
GAROOWE –Â Wasiirka Wasaardda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa wareegto kusoo saaray Nidaamka Kharash Bixinta. NB. Laga bilaabo taarikhda warqaddan 18/02/2019, waxaa lagu shaqeynayaa nidaamka warqada hoose ku xusan. Xafiiska Wasiirka lama keeni doono warqado kharash lagu dalbanayo. Hoos ka akhriso Wareegtada kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaardda Maaliyadda Dawladda Puntland. Baahintii: Xafiiska Wacyigelinta […]
Wasiirka Wasaardda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa wareegto uu kasoo saaray Xafiiskiisa ku qeexay Nidaamka Qaabilaada iyo shaqada Xafiiska Wasiirka Maaliyadda. Hoos ka akhriso Wareegtada kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaardda Maaliyadda Dawladda Puntland. Baahintii: Xafiiska Wacyigelinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland
GAROOWE –Â Wasiirku Xigeenkii hore ee Maamulka Maaliyadda Saynab Ugaas yaasiin ayaa xilkii ku wareejisay Wasiir kuxigeenka cusub ee Maamulka W/Maaliyadda DPL, Mudane Eng. Cumar Xasan Fiqi Xilwareejinta waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda. Wasiirku Xigeenkii hore ee Maamulka Wasaaradda Maaliyadda […]
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa kulan dardargelin shaqo ah la qaatay shaqaalaha iyo Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland,kulankaas oo ka dhacay Xarunta Wasaaradu ay leedahay Caasimada Puntland ee Garoowe. Kulanka ayaa waxaa kasoo qeybgalay Wasiir kuxigeenada,Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Maaliyadda,Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Xisaabiyaha Guud iyo ku xigeenkiisa. Wasiirka Maaliyadda Puntland Mudane […]
Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa Xilkii Wasaaradda kala wareegay Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Mudane C/laahi Siciid Carshe. Xaflada Xilwareejinta ayaa ka dhacday Xarunta Wasaaradda Waxaana ka soo qayb galay Wasiiru Dowlaaha Cusub ee Wasaaradda Maaliyadda, Wasiir kuxigeenada Wasaaradda Maaliyadda, Agaasimaha guud ee Wasaaradda, Xisaabiyaha guud ee DPL, […]
Madaxweynaha Dowladda Pubtland Dr Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Maaliyadda Puntland ee Garoowe. Madaxwaynaha iyo Waftiga uu hogaaminaayay,waxaa xarunta Wasaardda kusoo dhoweeyay Wasiirka Maaliyadda Cabdullaahi Siciid Carsh,Agaasimaha Guud ee Maaliyadda Cabdirisaaq Maxamed Xasan,Agaasimaha guud ee dakhliga Xasan Cali Samatar iyo madaxkale oo […]
Agaasimayaasha Wasaaradaha Dawladda Puntland ee looxiray Tababarkan ayaa ahaa mid ay ku baranaayeen Habka maaraaynta Maaliyada. Sooxirtaanka Tababarkan,waxaa ka soo qayb galay Wasiirku xigeenka Dakhaliga,Agaasime ku xigeenka Maamulka iyo masuuliyiin kale. Wasiirku xigeenka Dakhliga ayaa soo xiray Tababarkan, waxana uu la dardaarmay masuuliyiintii loo qabtay Tababarkan in ay ku dhaqmaan aqooonta la baray. Agaasimayaasha Wasaaradaha […]
Wasiirka Wasaaradda Maaliyaadda Dawladda Puntland iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda ayaa ka qaybgalay Tababar loo qabatay Agaasimayaasha Maamulka Wasaaraddaha Dawaladda Puntland. Tababarkan ayaa ahaa mid ay Agaasimayaasha Wasaaraduhu ku baranaayeen Habka maaraynta Maaliyadaha,waana tabarkii labaad ee laqabto. Madaxdii ka qaybgashay,waxaa ka mid ahaa Wasiirka W/Maaaliyada,Wasiir ku xigeenka W/Maaliayadda , Agaasimaha Guud,Xisaabiyaha Guud […]