03CAF201-4B46-400E-94B6-5676ED2749FE.jpg

Madaxda Wasaaradda Puntland oo kawada hadlay Shir dhawaan ka dhici doona Muqdisho(Sawirro)

Xarunta Wasaaradda Maaliyaada Garoowe ayaa lagu qabtay kulan uu shir gudoominaayay Wasiirka Wasaardda Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire cabdi. Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland ayaa xogo kaladuwan ka dhagaystay Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda. Sidoo kale Madaxda Wasaaradda ayaa ka dooday xog ay soo dirtay Dawladda Federaalka Soomaaliya kuna aadan habraaca shirka ka dhici doona Muqdisho. […]

AF28C665-868A-4138-A8EA-CB7C5BB60591.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo kulan la qaatay Xisaabiyayaasha Gobolada Puntland(Sawirro)

Wasiirka Wasaardda Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa kulan laqaatay Xisaabiyayaasha Wasaaradda Maaliyadda Gobolada Puntland. Wasiirka Maaliyadda ayaa kulanka la qaatay Xisaabiyayaasha,waxaa ku weheliyay Wasiir ku Xigeenka Maamulka Cumar Xasan Fiqi, Wasiiru dawlaha Maaliyadda Maxamed Cabdul qaadir,Wasiirku Xigeenka Dakhliga Yaasiin Ibrahim Cartan, Xisaabiyaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Cabdirisaaq Siciid Nuur, Agaasimaha Guud ee […]

49C55FD9-A182-4C45-9648-8D5DBA680B60.jpg

Madaxweynaha Puntland oo kormeer ku yimid Wasaaradda Maaliyadda(Sawirro)

Madaxwaynaha Dawladda Puntland Mudane Dr Siciid Cabdulaahi Deni ayaa maanta booqasho ku yimi Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland. Madaxwaynaha waxaa Xarunta Wasaaradda  ku soo dhoweeyay Wasiirka Maaliyadda Xasan Shire Cabdi,Wasiirku Xigeenkii Maaliyadda Eng. Cumar Xasan Fiqi,Wasiirudowlaha Maaliyadda  Maxamed Cabdulqaadir iyo Wasiirku Xigeenka Dakhliga Yaasiin Ibraahim Cartan. Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Xasan Shire Cabdi ayaa Madaxwaynaha […]

6B7083F5-D4D5-430F-9AA2-58DA00101A8D.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo kormeer shaqo ku tagay goobaha dakhliga ee ku yaalla Garoowe(Sawirro)

Wasiirka Wasaradda Maaliyadda DPL Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa saaka kormeer ku tagay goobaha Dakhliga sida Cashuuraha Berriga Gobolka Nugaal, Xafiiska Kastamka Gobolka Nugaal, iyo Garoonka Diyaaradaha. Wasiirka ayaa kormeerkiisa waxaa ku weheliyay Agaasime guud kuxigeenka Dakhliga Mudane Xasan Cali Samatar, Agaasimaha guud ee W/Maaliyadda Mudane Cabdirisaaq Maxamed Xasan, Xoghayaha Wasaaradda Mudane Axmed Jamac Xasan […]

A823F296-972B-4C6D-8AD0-5B68B54BC4CF.jpg

Madaxda Wasaaradda Maaliyadda oo Warbixino ka dhageystay Xafiisyada Xisaabaadka,FMIS iyo dakhliga(Sawirro)

Tan iyo markii ay xilka la wareegeen Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland waxa ay wadeen kulamo ku aadan in ay xog dheeraad ah ka helaan waaax yaha kala duwan ee Wasaaradda Maaliyadda. Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi,Wasiirku Xigeenka Maamulka Cumar Xasan Fiqi,Wasiiru Dawlaha Maaliyadda Maxamed Cabdulqaadir,Wasiirku Xigeenka Dakhliga Yaasiin Ibrahim Ciise iyo […]

8AD703EE-E1F9-4E00-A1EC-4FED9DD79317.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo kulan la qaatay Madaxda Baarista dakhliga gudaha(Sawirro)

Wasiirka Wasaardda Maaliyadda Dawladda Puntland Xasan Shire Cabdi ayaa kulan laqaatay madaxda Baarista dakhliga gudaha Wasaaradda Maaliyadda. Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Mudane Xasan Shire iyo madaxda kale waxay kulan kaga ogaanaayeen shaqada ay qabtaan Madaxda Baarista dakhliga gudaha Wasaaradda Maaliyadda. Madaxda Baarista dakhliga gudaha ayaa soo bandhigay habka ay uga shaqeeyaan gobolada Puntland,xogta ay hayaan iyo […]

C55B8EF0-BAAD-4B3F-8BDE-BEFD26D04FBC.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo kulan la qaatay Madaxda Mashaariicda JPLG iyo Bangiga Adduunka(Sawirro)

Madaxada Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland ee uu hormuud u yahay Wasiirka Wasaaradda Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa kulan la qaatay Madaxda Mashaariicda GPLG iyo Bangiga Adduunka. Kulanka ayaa ka dhacay xarunta Wasaaradda Maaliyaada ee magaalada Garoowe ee caasimada Dowladda Puntland. Waxaa kasoo qayb galay Wasiirka Maaliyadda,Wasiirku Xigeenka Maaliyadda,Wasiiru dawlaha Maaliyadda,Wasiirku Xigeenka Dakhliga,Agaasimaha Guuud iyo Xiriiriyayaasha […]

0EEB4167-BEB4-43BF-97EC-C4495DFF1EB6.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland Xasan Shire Cabdi oo Wareegto kusoo saaray Nidaamka Kharash bixinta(Akhriso)

GAROOWE – Wasiirka Wasaardda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa wareegto kusoo saaray Nidaamka Kharash Bixinta. NB. Laga bilaabo taarikhda warqaddan 18/02/2019, waxaa lagu shaqeynayaa nidaamka warqada hoose ku xusan. Xafiiska Wasiirka lama keeni doono warqado kharash lagu dalbanayo. Hoos ka akhriso Wareegtada kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaardda Maaliyadda Dawladda Puntland. Baahintii: Xafiiska Wacyigelinta […]

65A0E918-2C69-4F8D-AD36-71EEEB2F70FA.jpg

Wasiirka Maaliyadda oo Wareegto ku qeexay Nidaamka Qaabilaada iyo Shaqada Xafiiska[Sawirro]

Wasiirka Wasaardda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa wareegto uu kasoo saaray Xafiiskiisa ku qeexay Nidaamka Qaabilaada iyo shaqada Xafiiska Wasiirka Maaliyadda. Hoos ka akhriso Wareegtada kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaardda Maaliyadda Dawladda Puntland. Baahintii: Xafiiska Wacyigelinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland

430A7310-9F13-459E-85E2-746D2DB321A4.jpg

Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Puntland Eng. Cumar Xasan Fiqi oo xilka la wareegay(Sawirro)

GAROOWE – Wasiirku Xigeenkii hore ee Maamulka Maaliyadda Saynab Ugaas yaasiin ayaa xilkii ku wareejisay Wasiir kuxigeenka cusub ee Maamulka W/Maaliyadda DPL, Mudane Eng. Cumar Xasan Fiqi Xilwareejinta waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda. Wasiirku Xigeenkii hore ee Maamulka Wasaaradda Maaliyadda […]