GAROOWE –Â Wasiirku Xigeenkii hore ee Maamulka Maaliyadda Saynab Ugaas yaasiin ayaa xilkii ku wareejisay Wasiir kuxigeenka cusub ee Maamulka W/Maaliyadda DPL, Mudane Eng. Cumar Xasan Fiqi Xilwareejinta waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda. Wasiirku Xigeenkii hore ee Maamulka Wasaaradda Maaliyadda […]
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa kulan dardargelin shaqo ah la qaatay shaqaalaha iyo Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland,kulankaas oo ka dhacay Xarunta Wasaaradu ay leedahay Caasimada Puntland ee Garoowe. Kulanka ayaa waxaa kasoo qeybgalay Wasiir kuxigeenada,Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Maaliyadda,Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Xisaabiyaha Guud iyo ku xigeenkiisa. Wasiirka Maaliyadda Puntland Mudane […]
Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa Xilkii Wasaaradda kala wareegay Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Mudane C/laahi Siciid Carshe. Xaflada Xilwareejinta ayaa ka dhacday Xarunta Wasaaradda Waxaana ka soo qayb galay Wasiiru Dowlaaha Cusub ee Wasaaradda Maaliyadda, Wasiir kuxigeenada Wasaaradda Maaliyadda, Agaasimaha guud ee Wasaaradda, Xisaabiyaha guud ee DPL, […]
Madaxweynaha Dowladda Pubtland Dr Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Maaliyadda Puntland ee Garoowe. Madaxwaynaha iyo Waftiga uu hogaaminaayay,waxaa xarunta Wasaardda kusoo dhoweeyay Wasiirka Maaliyadda Cabdullaahi Siciid Carsh,Agaasimaha Guud ee Maaliyadda Cabdirisaaq Maxamed Xasan,Agaasimaha guud ee dakhliga Xasan Cali Samatar iyo madaxkale oo […]
Agaasimayaasha Wasaaradaha Dawladda Puntland ee looxiray Tababarkan ayaa ahaa mid ay ku baranaayeen Habka maaraaynta Maaliyada. Sooxirtaanka Tababarkan,waxaa ka soo qayb galay Wasiirku xigeenka Dakhaliga,Agaasime ku xigeenka Maamulka iyo masuuliyiin kale. Wasiirku xigeenka Dakhliga ayaa soo xiray Tababarkan, waxana uu la dardaarmay masuuliyiintii loo qabtay Tababarkan in ay ku dhaqmaan aqooonta la baray. Agaasimayaasha Wasaaradaha […]
Wasiirka Wasaaradda Maaliyaadda Dawladda Puntland iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda ayaa ka qaybgalay Tababar loo qabatay Agaasimayaasha Maamulka Wasaaraddaha Dawaladda Puntland. Tababarkan ayaa ahaa mid ay Agaasimayaasha Wasaaraduhu ku baranaayeen Habka maaraynta Maaliyadaha,waana tabarkii labaad ee laqabto. Madaxdii ka qaybgashay,waxaa ka mid ahaa Wasiirka W/Maaaliyada,Wasiir ku xigeenka W/Maaliayadda , Agaasimaha Guud,Xisaabiyaha Guud […]
Xafiiska Wasiirka Maaliyadda Puntland oo ay ka soobaxday Warqad xambaarsan Xisaab celintii Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Federaalka Soomaaliya ka dalbatay Wasaaradda Maaliyadda Puntland. Hoos ka akhriso Xafiiska Wacyigelinta iyo Warbaahinta Wasaaradda Maaliyadda Puntland
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda DPL, Mudane Cabdullahi Saciid Carshe (Dhaqaaje) ayaa shir gudoomiyey kulanka bilaha ah ee Gudiga Hagida Farsamada ee Mashriica PFM & DRM (Technical Steering Committee meeting). Kulanka waxaa kasoo qayb galay xubnaha gudiga TSC sida Wasiir kuxigeenka Dakhliga W.Maaliyadda Mudane Maxamed Saciid Caateeye, K/s Agaasimaha guud ee W.Maaliyadda Xasan Cali Samatar, Xisaabiyaha guud […]
Wasaaradda Maaliyadda DPL ayaa u soo gababeysay Tababarka shaqaalaha Wasaradda Maaliyadda gaar ahaan Waaxda Cashuuraha Berriga, tababarkan oo ah mid ku saleysam barnaamujka Computerized ah oo FMIS qaybtiisa Dakhliga (Tax Payer Identifier Number). Tababarka waxaa soo xiray kuxigeenka Agaasimaha guud ee Dakhliga Mudane Xasan Cali Samatar, wuxuu u mahad celiyey Khabiirkii Bixinayey Tababarka Mr. Basel […]
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntalnd Saynab Ugaas Yaasiin oo dhowaan xilka Wasiir kuxigeenka la wareegaty ayaa kulan la qaatay Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda Puntland ee ka hawlgala magaalada Boosaaso. Saynab Ugaas yaasiin Wasiir ku xigeenka Maaliyadda Dawaladda Punatland Xafiisyada ay booqtay waxaa ka mid ahaa Waxaada maamulka ,Hanti dhawarka gudaha (Internal Audit) ,Waxaada Qorshaynta […]