
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo kormeeray Xafiisyadda xarunta dhexe ee Wasaaradda[Sawirro]

GAROOWE- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud oo uu waheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa kormeeray xafiisyada kale duwan ee xarunta dhex ee Wasaaradda.
Kormeerka ayaa ahaa u kuurgalida habka shaqada xarunta dhex, waxana uu booqaday Wasiirku dhammaan xafiisyada kala duwan ee xarunta isagoo madaxda xafiisyada ka dhageystay qaabka shaqada maalinlaha ay u wadaan.
Wasiirka ayaa faray Madaxda xafiisyada u booqday in loo baahan yahay in la muujiyo dadaal dheeri ah oo ku aadan hufnaan shaqo.
Baahintii
Xafiiska Wacyi-gelinta iyo Warfaafinta
Wasaaradda Maaliyadda
Dowladda Puntland
































































![Madaxada Wasaaradda Maaliyadda ayaa kulan la qaatay Guddiga Maaliyadda,Dhaqaalaha&Xisaabaadka Golaha Wakiillada Puntland[Sawirro]](https://mof.pl.so/wp-content/uploads/2024/05/1-14-9-150x150.jpg)
![Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo Kormeer shaqo ku tagay xarunta Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda[Sawirro]](https://mof.pl.so/wp-content/uploads/2024/05/R-41-150x150.jpg)

