FB_IMG_1562067316681.jpg

Shirka midaynta Madaxyo-xisaabeedka Dowladaha hoose iyo Dowladda dhexe oo lagu qabtay W/Maaliyadda Puntland[Sa

Wasaaradda Maaliyadda Puntland iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa maanta si wadajir ah u qabtay shirka Mideynta Madaxyo-xisaabeedka Dowladaha hoose iyo dowladda dhexe. Shirkan oo ka furay hoolka weyn ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland ee Garoowe ayaa waxa soo wada qabanqaabiyay Xasiiska Xisaabiyaha Guud iyo Wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland.  Shirkan sidoo kale waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka […]

D45DDFEA-A294-4271-9AE7-65BD23017793.jpg

Wasaaradda Maaliyadda oo Tababar ku saabsan Cashuuraha u qabatay Ganacsatada gobolka Bari[Sawirro]

Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa tababar ku saabsan Cashuur bixiyaha u qabtay ganasatada gobolka Bari ee ku dhaqan magaalada Boosaaso. Daahfurka tababarka ayaa waxaa ka qaybgalay mas’uuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda dowladda Puntland iyo mas’uuliyiin ka tirsan Rugta Ganacsiga iyo Wershadaha Puntland. Tababarkan ayaa waxaa si rasmi ah u daahfuray Maamulaha Cashuuraha Berriga,Agaasime ku/xigeenka Waaxdda C/Berriga Jamac […]

7E97F818-D804-41D2-8A10-7F89DAFF0D53.jpg

Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Tababar u qabtaya ganacsatada gobolka Mudug[Sawirro]

Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa tababar u qabatay ganacsatada gobolka Mudug ,kaasoo ku saabsan qaadashasa lambarka Cashuur bixiya. Qaadashada lambarka cashuur bixiyaha ayaa qeyb ka noqon doona hagaajinta Cashuuraha iyadoo lagu ogaanayo cashuur bixiyaha iyo kan aan bixin cashuurta. Daahfurkii tababarkan loo qabtay ganacsatada gobolka Mudug ayaa waxaa kasoo qaybgalay Xisaabiyaha Wasaaradda Maaliyadda gobolka Mudug […]

BB0922CB-D9EB-4A89-96B7-84B8292FBE04.jpg

Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Baarlamaanka u gudbisay Xisaab xirka 2018[Sawirro]

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa Gollaha Baarlamaanka Puntland u soo gudbiyay Xisaab xirka 2018 sida uu qabo Dastuurka qodobkiisa 137aad oo ka hadlaaya Xisaab xirka. Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka Puntland Mudane C/xakiin Maxamed Axmed ayaa Gollaha ka hor sheegay in madaxda Wasaaradda Maaliyaddu wado Xisaab xirka 2018. https://www.facebook.com/mof.puntland/videos/1221734578008931/ Golaha Baarlamaanka Puntland waxaa ku sugnaa […]

55FA6D1E-8BCB-48A3-84D3-A5654A2ED24F.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Xafiiskiisa kusoo dhaweeyay Xildhibaan Mursal oo ka yimid Sweden[Sawirro]

Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa Xafiisa Wasaaradda kulan Kula qaatay Mursal Ismail Ciise oo ah Xildhibaan ka tirsan Gollaha gobolka Dalarna ahna gudoomiyaha Hiddaha iyo Tacliinta gobolka Dalarna ee dalka Sweden. Kulankaas oo ahaa mid muddo kooban qaatat ayaa looga wadahadlay xaaladda guud ee Puntland ,hawlaha kala duwan ee ay qabto […]

62542896_2268335526568651_1532641367132471296_n.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Xarunta Wasaaradda kusoo dhaweeyay Safiirka Hindiya ee Soomaaliya[Sawirro]

Safiirka dalka Hindiya u fadhiya Soomaaliya Rahul Chabbra iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta booqasho ku yimi Xarunta Wasaaradda Maaliyaddu ay ku leedahay caasimada Dawladda Puntland ee Garoowe. Waftigan waxaa Xarunta Wasaaradda kusoo dhoweeyay Wasiirka Maaliyadda Mudane Xasan Shire,Wasiirku Xigeenkii Maaliyadda Eng. Cumar Xasan Fiqi,Wasiirku xigeenka dakhliga iyo Agaasimayaasha Wasaaradda Maaliyadda. Safiirka dalka Hindiya u […]

65646702_2265540163514854_6462554521976438784_n.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Gaadiid ku Wareejiyay Xisbaabiyaha Maaliyadda ee gobolka Mudug[Sawirro]

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa gaadiid loogu talagalay in ay adeegsadaan shaqaalaha Cashuuraha Wasaaradda Maaliyadda Gobolka Mudug ku warareejiyay Xisaabiyaha Wasaaradda Gobolka Mudug Ismaaciil Cabdinuur Geesay. Wareejinta Gaadiidkan Wasiirka Maaliyadda,waxaa ku weheliyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Cabdirisaaq Xasan Maxamed. Gadista Gaadiidkan ayaa timi kadib markii dhowaan Wasiirka Maaliyadda Xasan […]

669C9274-B1B5-41FA-B6D5-D86BE42552FA.jpg

Xisaabiyaha W/Maaliyadda gobolka Mudug oo ka warbixiyay howlgalkii ay sameeyeen Ciidanka Cashuuraha gobolka Mudug[Sawirro]

Xisaabiyaha Wasaaradda Maaliyadda ee dowladda Puntland ee gobolka Mudug Ismaaciil Cabdinuur Geesey ayaa ka hadlay hawlgalkii ay sameeyeen Ciidamada ilaalinta Cashuuraha ee gobolka Mudug. Muuqaalka hoos ka daawo https://www.facebook.com/mof.puntland/videos/654660715033301/ Xafiiska Wacyigalinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland

4AD598D7-6753-4347-9559-0A0DE524FFBE.jpg

Ololaha Cashuur qaadista Wasaaradda Maaliyadda oo ka soconaya magaalada Gaalkacyo[Sawirro]

Xisaabiyaha Wasaaradda Maaliyadda ee gobolka Mudug Ismacil C/nuur Geesey ayaa sheegay in magaalada gaalkacyo Wasaaradda Maaliyaddu kawado olole balaraan oo lagu qaadayo cashuuraha gadiidka. Ololahan Cashuuraha Gaadiidka ayaa socda habeenkii 5aad ayna wadaan Ciidanka ilaalada Cashuuraha Wasaaradda Maaliyadda Gobolka Mudug Wadooyinka waaweyn iyo isgooysyada magaalada ayaa waxaa ku sugan shaqaalaha Wasaaradda oo hubinaaya Gaadiidka aan […]

D477A45C-0915-49E7-9DA1-68205EF1ABDA.jpg

Wasiirka Maaliyadda oo kulan la qaatay Wasiirada Deegaanka Iyo Ganacsiga Puntland[Sawirro]

Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa kulan la qaatay Wasiirada Wasaaradaha Ganacsiga, Deegaanka iyo qaybo ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda ee gobolka Sool. Kulankan ayaa ka dhacay Xarunta Wasaaradda Maaliyaada ee Garoowe,waxaana Wasiirka Maaliyadda ku weheliyay Wasiiru dowlaha Wasaaradda,Xisaabiyaha guud ee Dawladda iyo Agaasimayaasha Wasaaradda Maaliyadda Puntland. Xasan Shire Cabdi Wasiirka […]