Dawlad Deegaanka Soomaalida waxaa dhowaan Booqasho ku tagay wafti ay hoggaaminayaan Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Puntland Cabdulaahi Cabdi Xirsi iyo Wasiirku Xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Cumar Xasan Fiqi. Masuuliyiintan Golaha Wasiirada ayaa booqday Magaalada Jigjiga waxana halkaasi kusoo dhoweeyay Wasiirka Ganacsiga Dawladda Deegaanka Soomaalida. Booqashadan ayaa timi kadib markii Dawladda Puntland ay Casumaad ka heshay Madaxwaynaha […]
Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Booqday Garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yusuf ee Gaalkacyo(Sawirro)
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa kormeer shaqo ku tagay Garoonka Diyaaradaha Cabdulaahi Yuusuf magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Kormeerkan shaqo ee Wasiirka waxaa ku weheliyay Agaasime Guuud kuxigeenka Dakhliga, Xisaabiyaha Wasaaradda Maaliyadda Gobolka Mudug iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan Wasaaradda. Wasiirka Maaliyadda Mudane Xasan Shire Cabdi kormeerkan shaqo […]
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi oo weli hawalo shaqo u jooga Magaalada Gaalkacyo ayaa kormeereey Kastamyada Wasaaraddu ku leedahay Magaalada Gaalkacyo. Kormeerkan ayaa ahaa mid shaqo,waxana ku weheliyay Agaasime guud kuxigeenka Dakhliga Xasan Cali Samatar, Xisaabiyaha Wasaaradda Maaliyadda Gobolka Mudug Ismaaciil Cabdinuur Geesay iyo mas’uuliyiin kale. Xasan Shire Cabdi, Wasiirka Wasaaradda […]
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa kormeer shaqo ku tagay Xarunta Wasaaradda Maaliyaada Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. Xasan Shire Cabdi, Wasiirka Maaliyadda ayaa kormeerkan shaqo waxaa ku weheliyay Agaasime guud ku xigeenka Dakhliga Xasan Cali Samatar. Xisaabiyaha Wasaaradda Maaliyadda ee Gobolka Mudug iyo Masuuliyiin kale ayaa Wasiirka iyo madaxdii kale […]
Madaxwaynaha Dawladda Puntland Mudane Dr Siciid Cabdulaahi Deni iyo wafti uu hoggaaminaayo ayaa maanta ka ambabaxay magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland Safarka oo ahaa mid dhinaca dhulka ah,waxaa ku weheliyay Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Dawladda oo uu ka mid ahaa Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Mudane Xasan Shire Cabdi, Golaha Baarlamaanka iyo mas’uuliyiin kale. Madaxwayne Deni […]
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa kulan laqaatay madaxda Hay’adda Socdaalka iyo jinsiyadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya. Kulanka ayaa ahaa mid ku aadanaa xoojinta wada shaqaynta labada dhinac iyo soo xareynta Cashuuraha ku waajibtay Waaxda socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya si kor loogu qaada dakhliga Dalka. Waxaana kasoo qaybgalay kulanka Wasiiru dawlaha Maaliyadda Maxamed […]
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Cumar Xasan Fiqi ayaa booqday Xerada Ciidamada Puntland Xorgoble ee degmada Qardho. Wasiir kuxigeenka ayaa hawlo shaqo oo ku aadan Wasaaradda Maaliyadda mudooyinkii u dambeeyay u joogay magalaada Boosaaso,maantana soo gaaray Magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar. Cumar Xasan Fiqi,Wasiir kuxigeenka Maaliyadda iyo mas’uuliyiin kale ayaa maanta booqday […]
Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Puntland ee Gobolka Mudug ayaa magalada Galkacyo kawada ololaha Cashuurta Gaadiidka ee sedex bilood-laha ah . Ciidanka ilaalada Cashuuraha ee dowlada Puntland ayaa goobaha muhiimka ah ee gaadiidku maro kawada hubinta shaqadan habeen iyo maalinba . Xisaabiyaha Wasaaradda Maaliyadda ee Gobolka Mudug Ismacil C/nuur Geesey oo la hadlay Xafiiska Wacyigalinta iyo Warfaafinta […]
Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi iyo waftiga uu hoggaaminayay ayaa soo gaaray caasimada Puntland ee Garoowe. Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa intii uu safarkan ku guda jiray waxa uu kulan la qaatay mas’uuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda ee degmada Dangoroyo oo ka tirsan gobolka Nugaal. Madaxda Wasaaradda Maaliyadda ee degmada Dangoroyo ayaa Wasiirka uga […]
Wasiirka Maaliyadda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar. Wasiirka Maaliyadda iyo waftigiisa waxaa si weyn degmada ugu soo dhaweeyay Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Puntland ee gobolka Karkaar. Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa safar dhinaca dhulka kaga soo ambabaxay saaka magaalada Boosaaso oo Wasiirku uu mudooyinkii […]